Safiirka Ururka IGAD iyo Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Oo Kulan Wada Yeeshay iyo Safiirka Oo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Safiirka Somalia iyo Somaliland u Qaabilsan Urur Goboleedka IGAD Maxamed Cabdi Afey, ayaa kulan Albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay Gudoomiyaha Golaha guurtida...

Shirkii Mareykanka iyo Madaxda Afrika oo Maanta Furmaya Washington

0
Washington, (Reuters) - Kulan dhexmari doona madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama iyo hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika ayaa maanta ka furmaya magaalada Washington ee xarunta dlaka Mareykanka,...

Madaxweyne Gaas oo Cabdifataax Ashkir u Magacaabay Agaasimaha Puntland TV

0
Garoowe,(HargeisaPress) — Agaasimihii Telefishinka iyo Raadiyaha Puntland mudane Axmed Maxamed Cali ''Kismaayo'' ayaa xilka laga qaaday Madaxweyne Gaas ayaa xilkan  maanta u magacaabay saxafi sare...

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Sheegay in Biyaha Hargeysa laban Laabmayaan 2015-ka, Kana Hadlay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa sheegay inay Biyaha Hargeysa laban laami doonaan sanadka 2015-ka, wakhtigaasi oo ay dhamaanayaan Mashaariic...

War deg dega: Qarax Ismiidaamin ah oo galabta Magaalada Boosaaso ka dhacay

0
Boosaaso,(HargeisaPress) — Qarax xooggan ayaa galabta ka dhacay meel u dhow xarunta taliska booliska gobolka Bari ee degmada Boosaaso Puntland . Qaraxa oo xoogiisa laga...

Ma Runbaa In Sami Khedira Uu Door Biday In Uu Ku Biiro Kooxda Chelsea?

0
Sami Khedira ayaaa doonaya inuu suuqa xorta ugu biiro kooxda Chelsea marka uu dhameysto heshiis uu kula jiro kooxda Real Madrid ee dalka Spain....

Wafti Ballaadhan Oo Dalka Sudan Ka Iman Doona Bacdal Ciidda Una Socda Qaddiyaddan Iyo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Al-Fayad Bariir Zamani oo ah Muwaadin Suudaani ah oo muddo Lix bilood ah waddanka u joogay in uu helo sida uu sheegay...

Dr. Gaboose Oo Ka Hadlay Khatarta Iyo Sifaha Lagu Garayo Qofka Uu Haleelo Cudurka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo kamida dhakhaatiirta reer Somaliland ayaa markii ugu horeysay si faah-faahsan uga hadlay khatarta cudurka EBOLA VIRUS oo...

Haween Nadaafadda Ka Shaqaynayay Magaaladda Muqdisho Oo Ku Dhintay Qarax Bambaano

0
MUQDISHO,(HargeisaPress) — Saddex Dumar ah ayaa ku dhintay 11 kalena waxaa ka soo gaadhay Dhaawacyo Magaalada Muqdisho ka dib markii Haween Xaadha Jidadka Miino...

Maxkamadda Ciidammada Soomaaliya Oo Toogatay Saddex Dhalinyaro Ah Oo Lagu Eedeeyay Inay Ka Tirsan...

0
MUQDISHO,(HargeisaPress) — Sadex Dhagar-qabe oo ka tirsanaa Malleeshiyaadka Al-Shabaab, ayaa maanta lagu fuliyey dilka toogashada ah, ka dib markii ay Xukun dil toogasho ah...