Midowga Yurub ka Hadlay Mowqifka Somaliland ka Qaadatay Hawlgalka Ammaanka Badaha ee Soomaaliya
Hargeysa, (HargeisaPress) — Sarkaalka Midowga Yurub u qaabilsan ammaanka xeebaha gobolka Geeska Afrika iyo Galbeedka Badwaynta Hindiya Mr. Etienne de Poncins, ayaa ka xog-warramay...
Chelsea oo Baahisay Qiimaha ay Wembley ku Kiraysanayso Mudada Stamford Bridge la Dhisayo
HargeisaPress — Chelsea ayaa shaacisay qiimaha ay rabto inay sannadkii ku kiraysato garoonka Wembley saddexda sanno ee dib u dhiska lagu samaynayo garoonkeeda Stamford...
Agaasimihii Xafiiska Maamulka iyo Xidhiidhka Saxaafadda ee xisbiga KULMIYE Oo iska Casilay Xisbiga
Hargeysa, (HargeisaPress) — Aniga oo ah Agaasimihii Xafiiska Maamulka iyo xidhiidhka Saxaafadda ee xisbiga kulmiye ka dib Markii aan soo taabtay ina aanay jirin...
Somaliland: Mucaaradka Oo Baaq Kama Dambeys Ah U Jeediyay Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa, (HargeisaPress) — Labada Xisbi Mucaarad Ucid iyo Waddani, ayaa ku heshiiyay inay meel uga soo wada jeestaan hirgalinta heshiiskii ahaa in doorashada la...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabaya Guddi Dardar Galinaysa Maalgashiga Ganacsiga iyo Shaqo Abuurka
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa saxeexay digreeto guddi gaar ah (Business Task Force) loogu magacaabayo dib-u-habaynta hawlaha...
Daawo Muuqaal: Baarlamaanka Yurub Taageeray qadiyadda Madaxbannaanida Somaliland
Brussels, (HargeisaPress) — Xildhibaan James Carver oo xubin ka ah Baarlamaanka Yurub, kana tirsan Xisbiga Independence Party (UKIP) ee dalka Ingiriiska, isla markaana ka...
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Midowga Yurub oo Shaacisay in Dagaalyahanno Daacish ah ku Dhex Dhuuntaan...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ururka Midowga Yurub Ms. Michele Consinsx, ayaa shaacisay inay heshay xogo la xidhiidha in dagaalyahanno badan oo ka...
Daawo Muuqaal: Dawladda Hoose oo Markale Wax ka Beddelay Nidaamka Waddo-marista Jidadka Hargeysa
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maamulka dawladda hoose ee Hargeysa iyo taliska ciidanka waddooyinka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa mar labaad beddelay nidaamka waddo-marista jidadka caasimadda, iyadoo arrintaas la...
Daawo Muuqaal: Siyaasiyiin Madaxbannaan oo ka Difaacay Xukuumadda Dhaliilo Uga Yimi Mucaaridka
Hargeysa, (HargeisaPress) —Siyaasin ka mid siyaasiyiinta Somaliland ayaa xisbiyada mucaaridka ugaga jawaabay hadalo muddooyinkan ka soo yeedhayey.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=eAVUoyJsEcQ]
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com
Samaale iyo Abiib Timacad Oo Ka Soo Laabtay Socdaal Xukumaddu Indho Feejigan Ku Haysay
Hargeysa, (HargeisaPress) — Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Abiib Diiriye Nuur (Timacad) ayaa toddobaadkan dalka ku soo laabtay ka dib markii ay muddo laba bilood...