Madaxweyne Kenyatta O o ka hadlay Booqashada uu Obama ku Tagayo Kenya iyo diyaarado...
Nairobi, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa maanta ka Hadlay Booqashada Madaxweynaha Mareykanka, Barack H. Obama uu ku Tegi doono Jimcaha nagu soo...
Fu’aad Aadan Cadde: Han-fogaan……..Kal-furnaan.. Qormada 2aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
“Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay,
Gocasho iyo magac baa ka hadha, gobi u aydaaye,
Waad gudatay Muusow xilkii, kula gudboonaaye,
Guushii ifkiyo aakhiroba, lagu guddoonsiiye,
Gol-dalooladeennii kuwii,...
Somaliland: Gudida Doorashooyinka Oo Ka Beensheegtay Xiliga La Qabanayo Diwaangalinta Codbixiyeyaasha Ee Qalibki Lagu...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudida Doorashooyinka Qaranka aya shirki jaraayid ee ay doraad (19 July) xaruntooda ku qabteen waxay ku sheegeen inay diiwaangalinti codbixiyeyaasha ka bilaabi...
Daawo Muuqaal: Isbahaysiga Mucaaradka Oo Ku Dhawaaqay Shir Qaran Oo Xukumaddu Hore Uga Digtay...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland ayaa wada jir ugu dhawaaqay qabashada shir talo qaran kadib markii ay jawaab ka waayeen Madaxweyne Siilaanyo oo...
Mujaahid Boobe Oo Shahaado Lagu Maamuusay + SAWIRRO
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa shahaado sharaf uu xisbiga Waddani ku maamuusayey sida oo kalena ay...
Daawo Muuqaal: Safiiirka Somaliland ee Maraykanka oo Hargaysa lagu soo dhaweeyay
Hargeysa, (HargeisaPress) — Mas’uuliyiin kala duwan oo ka Tirsan Xukuumadda ayaa Maanta ku soo dhaweeyay Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargaysa Safiirka Somaliland u Fadhiya...
Wasiir Abgaal Isaga ayay Hadalada Deelqaafku Ku Badnaa Oo Uu Madaxweynaha Wasiirka Uu U...
Hargeysa, (HargeisaPress) — "Umada Somaliland Igama ay Baran Hadalo Deelqaaf ah Balse Wasiir Abgaal Isaga ayay Hadalada Deelqaafku Ku Badnaa Oo Uu Madaxweynaha Wasiirka...
Daawo Muuqaal: Wadooyinka Laamida ah ee Laascaanood Laga Hirgelinayo
lascanood, (HargeisaPress) — wadooyinka cusub ee laga hirgalinayo lascanood ayaa meel wanaagsan maraya mayarka lascanod oo lahadlay dadwaynaha.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=mGihNl4W_0Y]
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com
Fu’aad Aadan Cadde: Han-fogaan……..Kal-furnaan Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
“Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay,
Gocasho iyo magac baa ka hadha, gobi u aydaaye,
Waad gudatay Muusow xilkii, kula gudboonaaye,
Guushii ifkiyo aakhiroba, lagu guddoonsiiye,
Gol-dalooladeennii kuwii,...
Guddida Doorashada Somaliland Oo Cayimay Wakhtiga Diwaangalintu Bilaammayso
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee la qabanayo diwaangalinta codbixiyayaasha ,kuwaasi oo bulshada baaq u diray.
Shir jaraaid...