Dawladda Somaliland Oo Sheegtay Inay Khubaro Cilmi Nafsiga Ku Takhsustay U Dirtay Baadhista Dilalka...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Gaadhandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa sheegay in la diray saraakiil khibrad u leh cilmi nafsiga oo baadhis ku...
Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Lunsiga Hantida Umadda Iyo Cawaaqib Xumadeeda Maalinta Qiyaamaha
Hargeysa, (HargeisaPress) — Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro) ayaa ka hadlay dhibaatada hantida sida gaarka ah loo lunsadaa ku leedahay shacabka reer...
Madaxweynaha Dalka Koonfurta Suudaan oo Saxeexay Heshiiskii Nabadeed ee uu Horay u Diiday
JUBA, South Sudan (HargeisaPress) — Madaxweynaha Koofurta Sudan, Salva Kiir ayaa ku saxiixay shalay Magaalada Juba ee xarunta dalkaas heshiis nabadeed oo lagu soo...
Daawo Muuqaal: Musharaxad Faadumo Cali Madar oo Soomaalida ku nool Norway Weydiisatay codkooda
Oslo, Norway (HargeisaPress) — Waxaa Wadanka Norway 14-ka September, 2015-ka ka dhacaysa doorashadii golaha deegaan dalkaas, waxaana xubnaha u tartamaya ka mid ah Faadumo...
Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Hargeysa Ku Soo Foolleh iyo Aragtidiisa Siyaasadeed Ee Cusub
Hargeysa, (HargeisaPress) — siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo muddo dheer ka maqnaa Somaliland, ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda ka soo dego...
“Walaalkii Weynaa Weli Waa Uu Taliyaa”
Hargeysa, (HargeisaPress) — Hal-abuur, saxafi iyo qoraa Ingiriisa ahaa oo noolaa intii u dhexeysay Juun 1903kii – Jeenaweri 1950kii ayaa sannadkii 1949kii allifay masraxiyad...
”Malaha isma maqalaysid waxad shalay reerkii aad lahayd waa gob oo abaal baannu u...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dhaqan bay leedahay Boqornimadu iyo Caaqilnimadu, Milgo ayuu hadalkuna leeyahay, anigu u hadli maayo sidii Boqor Cismaan oo Nin dadkiisa metelayaan...
Awoodo Kala Duwan Oo Ku Hirdamaya Qabashada Shirka Golaha Dhexe Ee KULMIYE Iyo Madaxweyne...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Awoodo qarsoon ayaa ku hirdamaya qabashada shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, kaas oo la filayay inuu qabsoomo bisha September ee sannadkan...
Daawo Muuqaal: Booliska Somaliland Oo Lagu Tababarayo La Dhaqanka Bukaan Jiifka
Hargeysa, (HargeisaPress) — Agaasimaha Cisbitaalka Guud ee caasimada ayaa maanta tababar u furay koox ka tirsan ciidamada ammaanka ee ay wada shaqaynta leeyihiin Cisbitaalka,...
Madaxweyne Siilaanyo Oo shahaadoyin Gudoonsiiyey Ardayda ka baxday Jaamacada Camuud ee Boorama + SAWIRRO
Boorama, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) oo Shalay Safar ku tagay magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Borama, ayaa waxa uu ka qayb...