Munaasibad Kulmisay Badi Haldoorka Dalka Oo Lagu Daah Furay Ballaadhinta Telefishanka Caalamiga Ah...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Munaasibad kulmisay Haldoorka Siyaasadda Somaliland qaarkood, ayaa lagu daahfuray ballaadhin lagu sameeyey Telefishanka Caalamiga ah ee Bulshotv oo hore u ahaa...

Wasiirkii Hore Ee Madaxatooyada Somaliland Oo Ka Hadlay Abaarta Xisbiyadda iyo Dawladana ugu Baaqay...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mud. Xirsi cali Xaaji Xasan kana mida xubnaha ugu miisaanka Culus garabka Isbahaysiga, Dimuqraadiyaddoonka ee...

Dr. Cumar Cilmi Dixood: Geesi Qaranka ka Baxay!

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Naxdin weyn ayay u ahayd Qarankeena Geerida Murugada badan ee ku timi Geesigii Hawl karka ahaa, halgamaagii madaalaha ahaa Dr. Cumar...

Waftigii Ku Sugnaa Dalka Itoobiya Ee Soo Saxeexay Heshiiskii Ay Dawlada Itoobiya Ku Isticmaalaysay...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Waxaa galabta magaalada Hargeysa dib  ugu soo laabtey isla markaana lagu soo dhaweeyey waftigii xukuumada Somaliland  u soo saxeexay hishiiskii isticmaalka...

Gudoomiey Faysal Cali Waraabe Oo Ku Hanjabay Inuu Xilalka Ka Qaadi Doono Eryi-na Doono...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka dhawaajiyay inuu xilalka ka qaadi doono eryina doono isla markaana kala dareerin...

Daah-fur Hargeysa Loogu Sameeyey Buugga Miisaanka Maansada Ee GIBIL-XIDH Ee Uu qoray Prof. Carraale...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay ayaa xalay lagu soo bandhigay buug la magac baxay “GIBIL-XIDH” oo ku saabsan miisaanka...

SOMALILAND: Maxkamadda Oo Gudashay Dhegaysiga Dacwadda Salaadiintii Ku Xidhana Mandheera.

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Waxa Shalay xerada tababarka ciidanka Bilayska RRU iyo SPU(Birmadka) ee Mandheera ku taala ka furmay dhagaysigii wajiga kowaad ee dacwad loo...

Dawladaha Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kala Sexeexday Heshiis Ku Saabsan Isticmaalka Dekedda Berbera

0
Debre Zeyit , (HargeisaPress) —Shir mudo sadex cisho ah uga socday magaaladda Debre zeit  ee dalka itoobiya ,dawladdaha Somaliland iyo itoobiya oo ku saabsanaa...

Qaar Ka Mid Ah Qurbajoog Reer Gabiley Oo Deeq Lacageed Ku Wareerjiyey Gudiga Abaaraha...

0
Gabiley , (HargeisaPress) —Waxa maanta la soo gaadhsiyeey gudiga abaaraha gobalka gabiley deeq lacageed oodhan 2000$ lacagtan oo muwaadin qurbajoog ahi kusoo hagaajiyey ganacsade...

Daawo Muuqaal: Fanaanka Sir Maxamuud Cumar-Yare Oo Ka Heesay Xaalada Abaaraha Somaliland

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Fanaanka Codka macaan ee Sir Maxamuud Cumar-Yare ayaa waxa uu Hees qiiro leh ka sameeyey Xaalada abaaraha Somaliland ee wakhtigan marayaan.                             Halkan...