Urur caalami ah oo ugu baaqa dawladda Somaliland inay xorriyadiisa u soo celis af-hayeenkii...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ururka Caalamiga ah ee xuquuqal Insaanka u dooda ee Frontline Defenders oo fadhigiisu yahay caasimadda Dublin ee dalka Ireland ayaa dawladda Somaliland ugu...

Wasiir Ku Xigeenka Maaliyadda Somaliland Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Ujeedada Kulan Caawa Qasriga Madaxtooyada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Kulan Ay isugu yimaadeen Guddida Sicir Bararka iyo Ganacsatada dalku, ayaa markii uu soo dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiir ku-xigeenka maaliyadda Md...

SOMALILAND: Afhayeenkii Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Oo La Xidhay Iyo Sababta keentay.

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Guuleed Axmed Jaamac ayaa Saxaafadda u xaqiijiyey in la xidhay af-hayeenkii xarunta xuquuqal iinsaanka Axmed Xuseen Cabdi. Sida uu khadka telefanka...

Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Sharraxaad Ka Bixiyey Marxaladihii Loo Soo Maray Tafsiirka Quraanka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kamida culimada waa wayn ee Somaliland ayaa faah-faahin ka bixiyey marxaladihii uu soo maray tafsiirka quraanka kariimka ah...

Badhasaabka Gabiley Oo Maanta Kormeer Ku Soo Maray Xafiisyada Wasaaradaha Iyo Sida Ay Shaqadu...

0
Gabiley,(HargeisaPress) —Badhasaabka Gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi Ayaa Kormeer Guud Ku Soo Maray Xafiisyada Wasaaradaha Maaliyada , Waxbarashada , Caafimaadka , Boosaha iyo Isgaadhsiinta...

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay codsanaysaa in laga la noqdo eedaha booliisku ku haysto Guuleed...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Booliiska Somaliland ayaa maanta waraysi la yeeshay gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka, Guuleed Axmed Jaamac, oo ay maxkamaddu ugu yeedhay si uu uga jawaabo...

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Faah-Faahin Ka Bixiyey Guulo Uga Soo Hoyday Somaliland Shirkii...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadley shirkii urur gobaleedka IGAD ee dhawaan lagu soo gabo gabeeyey caasimada dalka...

Raysalwasaaraha Itoobiya Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Qaddiyadda Somaliland, Si Adagna U Difaacay Wada Shaqaynta...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Raysalwasaaraha Itoobiya Mr. Hailemariam Desalegn ayaa difaacay xidhiidhka iyo wada shaqaynta uu dalkiisu la leeyahay dawladda iyo dadka reer Somaliland, isagoo xusay inaan...

Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warbixiyey Ujeedada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiiro ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilanayo oo ay kamid ahaayeen wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland Maxamed Ibraahin “Qabyo-tire” wasiirka caafimadka Somaliland Saleebaan Ciise...

Taliyaha Ciidanka Nabad Galiyada Wadooyinka Somaliland Oo Fariin U Direy Darawaliinta Gaadiidka Iyo Bulshada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Taliyaha ciidan taraafikada Somaliland ahna afhayeenka ciidanka Somaliland ayaa fariin u direy darawaliinta gadiidka iyo bulshada caasimada Hargeysa,sidoo kalena waxa uu ka hadlay...