Urur Goboleedka IGAD Oo Qadar Lacag Ah Ugu Deeqay Dadka Ay Abaaruhu Halakeeyeen+Cadadka Lacagta
Djibouti,(HargeisaPress) —Urur goboleedka IGAD ayaa maanta guddiga abaaraha Somaliland oo ku sugan dalka Djibouti ku wareejiyey deeq lacaga oo dhan 50,000$ (konton Kun oo...
Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo si Ballaadhan loogu soo Dhaweeyey Wajaale iyo...
Wajaale ,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbal-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa si la yaab leh loogu soo...
Guddoomiyaha KULMIYE oo taageeray go’aankii labada Gole Baarlamaan ku Ansixiyeen saldhigga millatari farriin adagna...
Gabiley,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo khudbad uu ka jeediyey fagaaraha khayriyadda Gabiley kadib soo dhawayn ballaadhan...
Wasiiro Tiro Badan Oo Gaadhay Berbera Iyo Wasiirada Oo Ka Hadlay Wakhtiga Dekeda Berbera...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiiro tiro badan oo ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ayaa maanta gaadhay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.
Waxaana ay wasiiradan ka dhawaajiyeen in...
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Borama Iyo Ujeedada...
Borama,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal.
https://youtu.be/e00VFdGbpu4
Muxuu Wasiirka Arrimaha DIbada Somaliland Ka Yidhi Wararka Sheegaya Inuu Is Casilayo?
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire, ayaa meesha ka saaray inuu iska casilayo xilka uu qaranka u hayo, waxaanu meesha ka...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Kulan Sanadeedkii Guddoomiyayaasha Maxkamaddaha Somaliland Hargaysa Ka Furay.
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland, Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta Hargaysa Ka Furay Shir Sanadeedka Gudoomiyaasha Maxkamadaha Somaliland.
https://youtu.be/YA5W3m7Hf1c
Xukuumada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadal Ka Soo Yeedhay Somaliya Oo Ku Aadanaa Heshiiska...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Jawaab la xidhiidha Faragelinta Qaawan ee ay Xukuumadda Xamar ku hayso heshiishka dhex maray Dawladaha Somaliland iyo Imaaraatka Carabta ee Saldhiga Milatari lagaga...
Xildhibaan Xasan Shahar Oo ka Hadlay Khilaafka u Dhexeeya Ganacsatada Warshadaha Biyaha Iyo Golaha...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xildhibaan Xasan Cali Cabdi (Xasan Shahar) oo ka mida golaha deegaanka Hargeysa ayaa ka hadlay Khilaafka u Dhexeeya Ganacsatada Warshadaha Biyaha Iyo Golaha...
Mujaahid Cali Gurey Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Ansixinta Heshiiska Saldhiga Milateri Ee...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Mujaahid Cali Gurey oo kamida xisbiga KULMIYE ayaa si adag uga hos jeestay heshiiskii saldhiga Milateri ee xildhibaanadu ansixiyeen,waxanaa uu digniin u direy...