Madaxweyne Ku Xiggenka Somaliland iyo Wedgii uu hogaaminyey Oo kulamo la’yeshay dawladda imaradka
Abu Dhabi,(HargeisaPress) —Madaxweyne Ku Xiggenka Somaliland iyo Wedgii uu hogaaminyey Oo maalmahan socdaal ku joogay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta kulamo la'yeshay dawladda imaradka.
https://youtu.be/T1GwmOlO_Ho
Shirkada DP World oo deeq biyo gaadhsiisay 15kun qoys oo gobolka Saaxil degan
“Baahi weyn oo gargaar ayaa ka jirta Somaliland, waa waajib saaran beesha caalamka inay ka jawaabaan..” Gud DP World Mr. Sultan Axmed
Dubai (HargeisaPress)...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Taliska CIidanka Booliska Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland iyo taliyaha ciidanka booliska Somaliland ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ay kamid tahay arrimaha sixirka iyoa afduubka...
Hargeysa: Macalin Maalintii labaad U Xidhan Magaca Madaxwaynaha Somaliland Oo Ay Wadaagaan Iyo...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Macalin wax ka dhiga dugsiga Nuuradiin ee magaalada Hargeysa isla markaana ay magaca wadaagaan madaxwaynaha Somaliland labadoodana la wada yidhaahdo Axmed Maxamed...
Dawladda UK oo ka Reebtay Xukuumadda Somaliland Shirka ay Marti gelinayso oo Qaadhaan-bixiyeyaasha...
Hargeysa,(HargeisaPress) — Sarkaal sare oo ka tirsan dawladda Ingiriiska, ayaa Salaasadii sheegay inaan Somaliland lagu casuumi doonin shirka qaadhaan-bixiyeyaasha ee dalkiisu martigelinayo bisha May...
Madal Lagaga Hadlayey Miisaaniyadda Dalka Oo Dhalinyarada Hargeysa Su’aalo Ku Ganeen Siyaasi Maxamed Xaashi...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Kulan lagaga hadlayey miisaaniyadda dalka oo ka dhacay xarunta Dhaqanka Hargeysa ayaa waxa ay dhalinyarada magaalada Hargeysa ay su’aalo ku ganeen siyaasi Maxamed...
Madaxweyne Ku Xiggenka Somaliland iyo Wedgii uu hogaaminyey Oo Lakulmey Hay’adda Gargarka Khalifa Fondution...
Abu Dhabi,(HargeisaPress) —Madaxweyne Ku Xiggenka Somaliland iyo wedgii uu hogaaminyey Oo Lakulmey Hayada Gargarka Khalifa Fondution ee dalka imaardka Oo somaliland ka caawin doonta...
Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Dirirta Colaadeed Ee Ka Taagan...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay dirir colaadeed oo ka taagan deegaanada Koonfurta gobolka Sool,waxanaa uu sheegay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Iyo Nuxurka Qodobo Su’aalo...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” ayaa su’aalo laga waydiiyey arrimo xasaasi ah oo ku saabsan socdaal uu ku tagay gobolada...
Hargeysa: Tartankii Kooxaha Heerka 2aad ee Kubbadda Kolayga oo la soo Gabagabeeyay +...
Hargeysa,(HargeisaPress) —Tartankii u socday kooxaha heerka labaad (Division B) ee Kubbadda Kolayga oo ay siddeed kooxood oo ka tirsan kooxaha kubbadda kolayga ee caasimadda...