Daawo Qaabkii Magaalada Berbera Looga Xusay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18 May 2017
Berbera, (HargeisaPress) —Waxa maanta magaalada Berbera laga xusay xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May oo ah maalintii dhidibada loo taagay jamhuuriyada Somaliland,waxaana masuuliyiinta...
Madaxwayne Siilaanyo Oo Jeediyey Khudbad Xasaasi Ah Oo Uu Arrimo Badan Kaga Hadlay Si...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa khudbad xasaasi ah u jeediyey shacabka reer Somaliland,waxaana uu si qoto dheer uga hadlay...
Waraysi Lala Yeeshay Qoraa/Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Iyo Nuxura Qodobada Laga Waraystay
Hargeysa, (HargeisaPress) —Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waraysi lala yeeshay waxa lagaga waraystay arrimo la khuseeya xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May iyo...
NERAD Oo Xubno Xog Ururin Ka Soo Sameeya Saamaynta Abaarta U Kala Dirtay Goboladda...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha hay’adda ka hortaga aafooyinka dabiiciga ah ee Somaliland NERAD Dr. Maxamed Muuse Cawaale, ayaa tababar u soo xidhay 15 xubnood oo...
Cabdikariin Axmed Mooge oo Kashifay in Xukuumadda Siilaanyo Fadhiid ka dhigtay Baasaabboorka Somaliland &...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Siyaasiga Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa sheegay in Baasaabboorka Somaliland halkii ugu hoosaysay uu qiimihiisu gaadhay dhawrkii sannadood ee ugu dambeeyey ee...
Daawo Qaabkii Uu U Dhacay Iska Hor Imaadkii Magaalada Berbera Ku Dhex Maray Ciidamada...
Berbera, (HargeisaPress — Taliska ciidanka Booliska gobolka Saaxil ayaa ka hadlay iska hor imaad khasaare sababay oo maanta magaalada Berbera ku dhex maray ciidamada...
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Shaacisay Shaqooyin Ka Bannaanaaday Wasaaradaha Dalka, Tartan Loo Gelayo &...
Hargeysa, (HargeisaPress — Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed (Geelle), ayaa dhallinyarada Shaqo-doonka ah ee Somaliland ugu bushaareeyay in 30 Boos ka...
Iska Hor imaad Khasaare Sababay Oo Berbera Ku Dhex Maray Ciidamada Booliska Gobolka Saaxil...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wararka naga soo gaadhaya magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa sheegaya in iska hor imaad khasaare sababay uu xaafada Shacabka...
Nuxurka Khudbad Murashax Faysal Cali Waraabe U Jeediyay Tageerayaal Reer Axmed Dhagaxa Oo Ku...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID ayaa madal ka dhacday magaalada Hargeysa oo xisbiga UCID kusoo dhawaynayey taageerayaal kusoo biirey...
Dhallinyaro iyo Aqoonyahan Deegaanka Bariga Hargeysa ah oo Kulan la Qaatay Murrashaxa iyo Hoggaanka...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Aqoonyahan iyo dhallinyaro badan oo ka soo jeeda deegaannada bariga Hargeysa iyo degmooyinka Sabowanaag iyo Cadaadlay ee Gobolka Maroodi-jeex, ayaa kulan...