Kullankii Wasiirada iyo Odayaasha Reer Gabiley Oo Galay Maalintiisii Labaad Iyo Shirkaasi Oo La...

Gabiley, (HargeisaPress) — Kullankii ay Labadii Habeen ee ugu danbeeyey ay la lahaayeen Wasiirada Wasaaradaha Warshadaha iyo Ganacsiga Somaliland Muj Abiib Diiriye Nuur iyo...

Aadan Ruush Oo Iftiimiyay Xogo Ku Saabsan Dilkii Loo Gaystay Saraakiisha Ciidanka ee Qorilugud

Hargeisa, (HargeisaPress) — Mujaahid Aadan Maxamuud Diiriye (Aadan Ruush), ayaa Dilkii Askari Ciidanka ka tirsani u gaystay Abaanduulihii iyo taliyihii hawl galinta ee Guutada...

Maxkamadda ICJ oo Billaabaysa Dhagaysiga Dawcaddii Badda ee Soomaaliya iyo Kenya

NAIRIBI, (HargeisaPress) — Maxkamada danbiyada caalamiga ah ee (ICJ) ayaa lagu wadaa in ay dhagaysato dacwadaha khilaafka ah ee ka dhax-taagan dowladaha Somalia iyo...

Wasiirka Khaarajiga Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wefti Ka Socda Dalka Suudaan

Hargeisa, (HargeisaPress) — Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti iskugu jira Madaxdhaqameed, Culimo awdiin iyo Siyaasiyiin ka...

Madaxweynaha Somalia oo xilkii ka qaaday agaasimaha nabadsugida Qaranka

MUQDISHO, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu xilka ka qaaday agaasimihii guud ee hay’adda nabad-sugidda iyo...

Daawo Muuqaal: Xildhibaano Dilka Saraakiisha Ciidanka Ku Tilmaamay Mid Qorshaysan

Hargeisa, (HargeisaPress) — Xildhibaano ka tirsan Aqalka Wakiilada Somaliland ayaa hanaanka Askarigii Dilay Taliyihii hawlgalinta iyo abaanduulihii Ciidanka Militariga ee guutada 17-aad ku baxsaday...

UN Monitoring Group Oo Si Rasmi Ah U Bilawday Baadhitaan Ay Ku Samaynayso Musuqmaasuqa...

NariobI/Adis ababa,(HargeisaPress) — Kooxda Qaramada Midoobay (United Nations) u qaabilsan la socodka iyo daba-galka arrimaha Musuqmaasuqa ee la yidhaahdo UN Monitoring Group, ayaa si...

Yoweri Museveni oo Eryay Ra’iisul Wasaarihii Uganda mid kalena Magacaabay

KAMPALA, Uganda (HargeisaPress) — Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa Jimcaha maanta ah shaqadii ka eryay ra’iisul wasaarihiisii oo la sheegay inuu ahaa nin...

Shacabka Scotland oo diiday inay ka go’aan Dalweynaha Britain

EDINBURGH, Scotland — Dadweynaha reer Scotland, ayaa ku adkaystay intooda badani inay ka sii mid ahaadaan oo aanay ka go’in waddanka Britain, ka dib...

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Si Adag U Cambaareeyey Siday Xukumaddu Ula Dhaqantay Mudaharaadeyaasha Gabiley

Hargeisa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) sida oo kalena ah guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa si kulul...

Latest News