Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ka Dhawaajiyey In Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE Ay Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday inay talaabo adag ka qaadi doonaan xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE...

Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Shil Baabuur Oo Qaar Ka Mid Ah Gaadiidka Weftigii...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — War-Saxaafadeed ka soo baxay Xarunta dhexe ee Xisbiga KULMIYE ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa lagaga warramay Shil Baabuur oo ku yimi...

Wareysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Hal-abuur Aadan Tarabi Jaamac Qaybta Koowaad.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Barnaamijka bandhiga Deeqa oo ka baxa muuqaal baahiyaha Somali Cable, isla markaana ay daadihiso Deeqa Maxamuud Qaloonbi ayaa waxa ay taxane...

“Qofku isagoo fadhiya gurigiisa ayuu kelmad wanaagsan oo baraha bulshada Facebook, Whatsup geliyo ku...

0
Qofka suxufiga ah ee wax qoraya ama kelmadaha culimada sii faafinaya, ee awoodii Ilaahay siiyey uga faa’iidaynaya ummada way anfaci doontaa. Hargeysa, (HargeisaPress) —Sheekh Maxamed...

Kooxda Xidigaha Geeska Oo soo Saaray Hees Cusub: AFKAYGOOW QOLO MA TIHID

0
HargeisaPress — Kooxda caanka ah ee Xidigaha Geeska, oo siweyn looga jecelyahay guud ahaan adduunka iyo dhulka Soomaalidu degto, ayaa soo saaray hees cusub...

China Sends Anti-Piracy Mission Ship To Djibouti Base

0
China has refuted ‘Western media reports’ on the Djibouti military base as a prejudice against Beijing and has said that the two ships carrying...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Muddo 28 Cisho Ah Kadib Bari Jimcaha Dalka Dib Ugu Soo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyo wafti uu hogaaminayo oo muddo safar ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaa la filayaa...

Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Tababar Usoo Xidhay 30-Kii Arday Ee Kusoo Baxay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Hay'ada Shaqaalaha Somaliland Mr.Sharmarke Geelle ayaa maanta tababar usoo xidhay 30-kii arday ee dhawaan kusoo baxay imtixaankii lagaga qaaday magaalada...

Nuxurka Waftigii Aanu Ku Tagnay Dalka Djibouti & Kulamaddii Aanu La Yeelanay Madaxweyne Geele...

0
Djibouti, (HargeisaPress) —Wafti ka koobnaa 6 Wasiir oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Md. Sacad Cali Shire, kuwaas oo kala ahaa Wasiiradda Waxbarashadda...

Wasiir Xukuumadda Somaliland Ka Tirsan Oo Shaqadii Ka Joojiyey Wasiir Ku Xigeenkiisi Iyo Agaasimihii...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Warar xog ogaal ah oo aan helayno kana helayno ilo wareedyo u dhuun daloola wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ayaa waxay...