Wareysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Hal-abuur Aadan Tarabi Jaamac Qaybta Koowaad.

0
1657

Hargeysa, (HargeisaPress) — Barnaamijka bandhiga Deeqa oo ka baxa muuqaal baahiyaha Somali Cable, isla markaana ay daadihiso Deeqa Maxamuud Qaloonbi ayaa waxa ay taxane wareysiyo ah la yeelatay hal-abuur Aadan Tarabi Jaamac qaybtiisa koowaad. Aadan Tarabi ayaa ka waramaya taariikho ummadda ku ahaa maqal uun, lamaanaha xayawaanka duur-joogta iyo magacyadooda. Waxa kale oo uu ka waramayaa suugaantiisa ee daawasho haboon:

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here