Wasiirka Sacad Cali Shire Oo Wakiil Sharafeed Somaliland u Fadhiyi doona Dalka Finland U...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Wakiil Sharafeed Somaliland u Fadhiyi doona Dalka Finland U Magacaabay Samia Muse...

Wasiir Ingiriis Ah Oo Socdaal Uu Hargeysa Ku Yimid Ka Dib, Soo Jeediyey In...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Dowladda Ingiriiska u qaabilsan Afrika, Rory Stewart oo Toddobaadkan booqasho ku yimid Magaalooyinka Hargeysa ee Caasimadda Somaliland iyo Muqdisho ee Caasimadda...

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Ganacsato Ka Cabanaysa Shirkada Dp World Kana...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay ganacsato ka cabanaysa shirkada la wareegtay maamulka dekeda Berbera ee...

Sirta Ku Duugan Soo Dhoweynta Diirran Ee Siisi Uu Ku Qaabilay Farmaajaha Soomaaliya Iyo...

0
Qaahira , (HargeisaPress) —Faallo shalay lagu baahiyey degelka Al-Carabi 21 ayaa gorfaysay sirta ku duugan soo dhoweyntii diirranayd ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo...

Tixda Miski: Xasan Ganey Nolosha Dhabta ah ayuu Doortay W. Q: RASHIID GADHWEYNE

0
Weligeed ba suugaanta Soomaalidu way taqaannay qofayn ama wax aan dad ahayn oo laga hadliyo.  Oollinta lama-taabtaanku na ka ma wada maqnayn.  Maahmaahda tidhaa...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hay’adaha Horumarinta U Qaabilsan Imaaraadka Kala Wada Hadlay Mashaariic Waaweyn Oo...

0
MADAXWEYNE SIILAANYO OO HAY’ADAHA HORUMARINTA U QAABILSAN IMAARAADKA KALA WADA HADLAY MASHAARIIC WAAWEYN OO LAGA FULINAYO SOMALILAND+CUSBITAALKA BURJEEL EE MAGAALADA ABU DHABI OO KU...

Madaxweyne ku-xigeenka Ahna Ku-simaha Madaxweynaha JSL Oo Cusbitaalka International Ku Bookhday Xaaji Cabdikariin Xuseen...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) isla markaana ah ku-simaha Madaxweynaha JSL ayaa maanta Cusbitaalka International Ku Bookhday Xildhibaan Xaaji...

Xildhibaanadii U Codeeyey Murrashax Cabdiraxmaan Talyanle Oo Goordhawayd Warbaahinta La Hadlay Kana Dhawaajiyay Arrin...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Laba xildhibaan oo kamid ah xildhibaanadii u codeeyey Cabdiraxmaan Talyanle ayaa caawa warbaahinta la hadlay,waxaana ay ka dhawaajiyeen in Baashe Maxamed Faarax...

Talo Ku Socota Xisbiyada Somaliland.Qallinkii: Muhámed Dhimbiil

0
KU:- KULMIYE, UCID IYO WADANI UJeedo: Qorshaha ololaha xisbiyada somaliland sanadkan wax halaga badelo. Somaliland waa dal qaatay in kuraasta hogaaminta qaranka iyo kuwa adeege yaasha bulshadaba...

Madaxtooyadda Somaliland Oo Ka Hadashay Qallin Lagu Sameeyay Madaxweyne Siilaanyo

0
Hargeisa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland, ayaa qallin dhinaca qabsinka ah loogu sameeyay dalka isu-tagga Imaaraadka Carab. Sidaa waxa warbaahinta u xaqiijiyay af-hayeenka Madaxtooyadda Xuseen Dayr. https://youtu.be/-kgABTdiyoM