Madaxtooyadda Somaliland Oo Ka Hadashay Qallin Lagu Sameeyay Madaxweyne Siilaanyo

0
1201

Hargeisa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland, ayaa qallin dhinaca qabsinka ah loogu sameeyay dalka isu-tagga Imaaraadka Carab. Sidaa waxa warbaahinta u xaqiijiyay af-hayeenka Madaxtooyadda Xuseen Dayr.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here