Wefti Uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada...

0
Boorama, (HargeisaPress) — Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna ku-simaha madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa si ballaadhan loogu soo...

Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Shilalkii Maalmihii Ciida Ka Dhacay Magaalada Berbera Iyo...

0
Berbera, (HargeisaPress) —Maamulka gobolka Saaxil iyo dhakhaatiirta cusbitaalka Berbera ayaa ka hadlay shilalkii maalmihii ciida ka dhacay magaalada Berbera,iyada oo saakana la helay maydka...

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Khudbad U Jeediyay Boqolaal Taageerayaal Ah Oo Ku Soo Dhaweeyay...

0
Boorama, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ahna murrashaxa xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Boorama uga mahadceliyey soo dhaweynta kalgacalka leh ee...

SIDEE AY SUURAGAL KU TAHAY IN SOMALILAND AY KA DHACDO DOORASHO XOR AH OO...

0
MARKA AAD EEGTO DURUUFAHAN. 1- Awood daridda komishanka doorashooyinka qaranka oo si cad u soo baxday wakhtigii diwaan galinta doorashooyinku dalka ka socotay, oo dhag...

Kenyan court overturns presidential election after claims results were hacked

0
NAIROBI, Kenya (HargeisaPress) —Kenya’s Supreme Court has declared President Uhuru Kenyatta’s election win invalid due to “irregularities committed by the election board” and ordered a...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Khudbadii Saalada Ciidal Adxa Kaga Hadlay Nabadda Somaliland Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” oo shacabka Hargeysa la tukaday salaadda Ciidal Adxaa ayaa waxa uu ka hadlay Nabadda...

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Heerka Ay Qabyaaladdu Marayso,Saxaafadda Madaxa Banaana Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faaraxx ayaa khudbadii uu ka jeediyey salaadii Ciidal Adxaa dabadeed waxa uu ka hadlay...

Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Qodobo Xasaasi Ah Fariin Adagna U Direy Guddiga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Sheekh Aadan Siiro ayaa khudbadii salaada kadib waxa uu ka hadlay dhawr qodob oo muhiim ah,waxaana uu fariin  adag u direy xukuumada...

Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Xaaladda Caafimaad Ee Fanaanad Wayn Oo 20 Sanadood...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay xaaladda Caafimaad ee Fanaanada wayn ee Guduudo Carwo oo muddo 20 sanadood ah ku xanuunsanaysa...

Dallada SONYO Iyo Shirakada Game Oo Daah Furay Tartan Kubada Cagta ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dalladda Dhalinyaradda ee SONYO iyo haayadda GAME ayaa Daah furay barnaamij ciyaaraha ah oo kor loogu qaadayo ciyaaraha iyo isdhexgalka dhalinyaradda. Barnaamijkan...