Dallada SONYO Iyo Shirakada Game Oo Daah Furay Tartan Kubada Cagta ah

0
2138

Hargeysa, (HargeisaPress) —Dalladda Dhalinyaradda ee SONYO iyo haayadda GAME ayaa Daah furay barnaamij ciyaaraha ah oo kor loogu qaadayo ciyaaraha iyo isdhexgalka dhalinyaradda. Barnaamijkan oo ah mid tijaabo ah waxa uu socon doonaa muddo kooban.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here