Shir Madaxeedka IGAD oo Maanta Ka Furmay Jabuuti

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Waxaa maanta ka furmaya magaalada Jabuuti shir madaxeedka 14-aad ee caadiga ah ee Madaxweynayaasha iyo Ra'iisal Wasaarayaasha dalalka xubnaha ka ah...

Hoggaanka Xisbiga KULMIYE oo Kormeeray Goobaha Kaadh-qaadashada Ee Degmooyinka Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiye ku-xigaanka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere) iyo xubno saraakiil ah oo xisbiga ka tirsan oo uu...

Somaliland oo Xukun Milateri Ku Riday Xubin Ka Tirsan Al-shabaab

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Xubin ka tirsan kooxda Al-shabaab ku xukuntay 9 sanno oo xabsi ciidan ah. Fadhigii Maxkamadda darajada koowaad ee...

Xisbiyada Sweden oo ka Dalbanaya Baarlamaanka Aqoonsiga Somaliland

0
Stockholm (HargeisaPress)- Xisbiyada dalka Sweden ayaa la sheegay inay ka dalbanayaan baarlamaanka aqoonsiga Somaliland, isla markaana ololahiisa ku jiraan laba xisbi oo dalka ah. Markus...

Masuuliyiin ka Tirsan Xukuumada Somaliland oo Socdaal ku Tegay Dalka Taiwan

0
Taipei (HargeisaPress)- Masuuliyiin ka tirsan xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland oo socdaal shaqo ku teagy dalka Taiwan, ayaa lagu soo dhoweeyey dalka. Safiirka JSL ee dalka Taiwan...

Cirro oo Sharci Daro Ku Tilmaamay-Dacwada Ka Dhanka Ah Cabdirisaaq Khaliif

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro, ayaa sharci daro ku tilmaamay dacwad xil ka qaadis ah...

Muxuu Yahay Khilaafka Soo Kala Dhexgalay Xawaaladaha iyo Shirkadda Telesom?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa ay dood kulili ka dhex taagantahay Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland iyo Xawaaladaha qaar ee ka hawlgala dalka Somaliland. Arrinta lagu muransan yahay,...
Guddoomiyaha-Golaha-Wakiillada-Somaliland-oo-ka-hadlay-xaaladda-laascaanood

Cabdirisaaq Khaliif oo Ka Falceliyay Dacwada Xilka-qaadista Ee Laga Gudbiyay

0
Laascaanood (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa ka falceliyay dacwada ka dhanka ah ee xilka lagaga qaadayo ee Xeer-ilaalinta Somaliland...

Maxkamada Sare Ee Somaliland oo Loo-Gudbiyay Dacwad Ka Dhana Cabdirisaaq Khaliif

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee qaranka Somliland, ayaa dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha golaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif Axmed u gudbisay Maxkamada...

Aasaasaha World Remit oo Ka Hadlay Mulkiileyaasha Adeega-Zaadka oo Joojiyay Wada-Shaqayntii Xawaaladaha Dibada

0
“Waxa Aan Umahadcelinayaa Board-ka Telesom Oo Hawshan Dedaal Badan ka Geystay, Sidii Xal Loogu Heli Lahaa, Waxa se Caddaatay in Amarku ka Sarreeyo Iyaga...