Wasaarada Waxbarshada oo Dib U Eegis Ku Samaynaysa Habsami U Socodka Shaqada Waxbarashada iyo...
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa maanta Kullan hawleed hal maalin ah ku qabatay magaalada Hargeysa.
Kulan hawleedkan ayaa waxaa hagayay Wasiirka...
Madaxweynaha Oo Qaabiley Safiirka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacaabay Somaliland
Hargaysa,(HargeisaPress) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday...
Qarax Maanta Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho
Muqdisho (Hargeisa Press): Qarax xoog leh ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya galabta oo Axad ah.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in la bartilmaameedsaday mid...
Wasaaradda Deegaanka Oo Ka Hadashay Wiil Sawir Ku Galay Buur Halis Badan
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa ka hadashay Wiil dhalinyaro ah oo naftiisa khatar geliyay.
Kadib markii Wiilkaasi uu sawir...
Madaxweyne Ku Xigeenka JSL oo Kormeer ku tegay Xarunta Wasaaradda Biyaha oo laga Hirgaliyey...
Hargeysa,(HargeisaPress)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta wasaaradda horumarinta Biyaha ee caasimadda Hargeysa oo lag...
Siyaasiga Duur Iyo Xildhibaan Buuba Oo Ka Badbaaday Qorshe La Doonayay In Xisbiga Waddani...
Hargeysa(HargeisaPress)-Siyaasiga Maxamuud Nuur Caraale (Duur) iyo xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa ka badbaaday qorshe la doonayay in lagaga saaro xisbiga Waddani.
Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan...
Gudoomiyaha Jaaliyadda Holland oo Safar Shaqo ku tagay Somaliland oo ka Warbixiyay
Hargeysa,(HargeisaPress)— Gudoomiyaha jaaliyadda Somaliland ee dalka Holland mudane Maxamuud Cabdalle Digaale oo booqasho ku yimi Somaliland ayaa intii ku sugnaa wadanka waxa uu la kulmay...
Col Caare Oo Xukuumada Ku Wareejiyay Jabhadii Uu Hogaaminayay Iyo Fariinta Uu udiray Taliye...
Hargeysa,(HargeisaPress) - Col Caare iyo jabhadii uu hogaaminayay ayaa soo gaadhay duleedka magaalada ceerigaabo halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.
Col caare ayaa xukuumada Somaliland si...
Somaliland oo Laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xasuusta Dadka ku Waxyeeloobay Shilalka Waddooyinka...
Hargeysa (HargeisaPress)- Maalinta Caalamiga ah ee xasuusta dadka kuwaxyeeloobay shilalka waddooyinka oo sannad walba la qabto taariikhdu marka ay tahay 17 November, ayaa si...
Falanqayn: Maxa keenay in jabhadii Cawaale ka tanaasusho go’aankeedii hore ??
Afar arrimood ayaa sabab u ah in jabhadii dhowaan lagu dhowaaqay la soo afjaro:
Gobolka Awdal waxaa gobolkii aqoonta iyo ilbaxnimadda Somalidda, waxaana lagu...


























