Col Caare Oo Xukuumada Ku Wareejiyay Jabhadii Uu Hogaaminayay Iyo Fariinta Uu udiray Taliye Nuux Taani.

0
564

Hargeysa,(HargeisaPress) – Col Caare iyo jabhadii uu hogaaminayay ayaa soo gaadhay duleedka magaalada ceerigaabo halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

Col caare ayaa xukuumada Somaliland si Rasmi ah ugu wareejiyay ciidamada jabhadii uu hogaaminayay.

Col caare ayaa fariin culus udiray taliyaha ciidanka qaranka nuux taani isagoo ugu baaqay in uu cadaalad usameeyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here