Maxamed Saalax Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Ciyaaryahanka Sannadka Ee Qaaradda Afrika

0
HargeisaPress – Ciyaaryahanka u dhashay dalka Masar, una ciyaaro kooxda Liverpool Maxamed Saalax, ayaa markii labaad loogu codeeyey inuu noqdo ciyaaryahanka qaaradda Afrika ee...

Xulka Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Ku Guuleystey Tartankii Koobka Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Xulka dawladda Hoose ee magaaladda Hargeysa ayaa ku guuleystey tartankii kooxaha heerka koowaad, labaad iyo saddexaad ee koobka xidhiidhka kubadda cagta...

Daawo Kooxda Real Madrid Oo Caawa U Dabaaldegeysa Hanashada Koobkeedii 11aad Ee Champions League.

0
HargeisaPress —Real Madrid ayaa hanatay koobkeedii 11aad ee Champions League ka dib markii ay rigoroe 5-3 ku garaaceen kooxda Atletico Madrid kulan xamaasad lahaa...

FA-ga Ingiriiska oo Qorshaynaya inay Wenger Sugaan Sannadka ka Dhiman Heshiiskiisa Arsenal

0
HargeisaPress —Arsene Wenger, ayaa hoggaaminaya liiska tababareyaasha FA-ga Ingiriisku rabaan inay xulka u magacaabaan, kadib markii uu shaqada ka tagay Roy Hodgson oo guul-darro...

Mourinho oo Masuuliyiinta Chelsea ugu Baaqay Keenitaan Ciyaartoy Cusub oo Tayo Leh

0
HargeisaPress — Jose Mourinho, ayaa masuuliyiinta Chelsea ugu baaqay inay kooxda keenaan ciyaatoy cusub ka hor inta aannu iibka ciyaartoygu xidhmin, isagoo ku canaantay...

Football fraternity in Somalia divided ahead of FIFA President Infantino’s visit

0
The football fraternity in Somalia is a divided house even over the running of the sport even as the country awaits for the historic...

Messi Oo Iskuul U Dhisay Carruurta Suuriya

0
HargeisaPress —Xiddiga Barcelona ee Lionel Messi ayaa ka mid noqday dadka u dambqaday carruurta dagaallada Suuriya ka dileen rajada iyo nolosha ee ay qaar...

Isku Aadka Group-yada Ee Champions League-ga oo La Sameeyay

0
Istanbul (Hargeisa Press) – Waxaa caawa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu sameeyay isku aadka heerka guruubyada ee tartanka Champions League-ga. Kooxda Manchester City, ayaa...

Chelsea oo Juventus iyo West Ham Kaga Adkaatay Weeraryahanka Michy Batshuayi

0
HargeisaPress —Chelsea, ayaa dhakhaatiir baadhitaan ku samaysa u dirta Michy Batshuayi oo Belgium kala qaybgeleya ciyaaraha qaramada Yurub, kadib markay dhiggeeda Marseilles kula heshiiska...

Halyeeygii Kubbadda Kolayga NBA Kobe Bryant oo Shil Diyaaradeed Ku Geeriyooday

0
California (Hargeisa Press)- Ciyaaryahanka kubadda koleyga ee u dhashay dalka Mareykanka, Kobe Bryant ayaa ku dhintay shil diyaaraded, waxaana geeridiisa ka tacsiyeeyay taageerayaashiisa oo...