Waa Maxay Ujeeddada Safarka Madaxweyne Cirro ee Gobolka Saaxil?
Hargeysa– Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa toddobaadka soo socda u safraya magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil oo soo dhawayntiisa looga diyaargaroobayo, sida...
Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland oo Beeniyey War ay Warbaahinta AlJazeera ka Baahisay
Hargeysa (HargeisaPress)– Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa beeniyay warar malo-awaal ah oo uu baahiyay Telefishanka Aljazeera.
Wasiirka Arrimaha...
Daah-furka Diiwaan-gelinta Ciidammada Somaliland iyo Cidda Xogtooda Haynaysa oo Cirro Caddeeyey + SAWIRRO
Hargeysa (HargeisaPress) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa waxa uu maanta ka qayb galay Munaasibadda Daahfurka Diiwaangelinta Casriga ah ee...
Somaliland: Guddoomiye Ku-xigeenka Baanka Dhexe oo Tobobbar Muhiim u Soo Xidhay Xubno kala Duwan
Hargeysa (HargeisaPress)–Guddoomiye Ku-xigeenka Baanka dhexe ee Somaliland Xamse Cabdiraxmaan Khayre, ayaa shalay Xubno kala duwan u soo xidhay Tabobbar la xidhiidha Nidaamka soo gudbinta...
Xukuumadda Somaliland: “Shiinuhu xaq uma-laha inuu xukumo cidda aanu xidhiidhka la-leenahay”
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa si adag u diiday isku dayga Shiinaha uu ku doonayo inuu Somaliland ku...
Somaliland oo Mareykanka u direysa wefdi Wasiiro ah
Hargeysa (Hargeisa Press)- Sida ilo xog-ogaal ahi ay sheegen wefti ka tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa waxaa ay hawlo shaqo ugu safraayaan dalka Mareykanka...
Baarlamaanka Ingiriiska oo lagaga hadlay Qadiyadda Aqoonsiga Somaliland iyo Khatarta Argaggixisada
London (Hargeisa Press)- Xildhibaan Gavin Willimson oo ka tirsan aqalka sharci dejinta Ingiriiska oo ka qayb qaadanayay dood toos ah, ayaa weydiiyey Wasiirka Arrimaha...
Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland oo kulan afur ah u sameeyay Shaqaalaha Wasaaradda
Hargeysa (HargeisaPress)– Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda Somaliland Fu'aad Axmed Nuux oo ay Wehelinayaan Wasiir-ku-xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa kulan...
Xamda Cigaal oo shaacisay inay u taagan Tahay Doorashada Golaha Wakiilada 2026-ka
Hargeysa (Hargeisa Press)– Xamda Cigaal oo mudo badan ka mid ahayd ururada bulshada rayidka ah ee Somaliland ayaa caawa ku dhawaaqday inay u tartamayso...
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo kulan la yeeshay Guddida shirka nabadeynta Ceel-Afweyn
Ceel-Afweyn (Hargeisa Press)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Maxamed Cali Aw Cabdi iyo weftiga uu hoggaaminayo ee Toddobaadadii ugu dambeeyey ku sugnaa Magalaada Ceerigaabo, ayaa...