Warbaahinta Mareykanka oo warbixin ka qortay deganaanshaha, dimuqraaddiyadda iyo dawladnimada Somaliland

0
Washington (Hargeisa Press)- Warbaahinta International Digest ee dalka Mareykanka, ayaa warbixin dheer ka qoray deganaanshaha, dimuqraaddiyadda iyo dawladnimada Jamhuuriyadda Somaliland oo ay tilmaameen inay...

Maxkamadda Ciidamada Somaliland oo Dil ku xukuntay Askarigii dilay Taliyihiisa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maxkamadda Ciidamada Darejada koobaad ee Somaliland, ayaa maanta waxaa ay xukun dil toogasho ah ku ridday Askarigii dhawaan dilka u geystay...

Somaliland: Raven law firm oo magaaladda Hargeysa laga daah-furay + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Shirkada Raven law firm oo ah shirkad bixisa adeegyada sharci, ayaa habeenkii xalay lagu daahfuray magaalada Hargeisa. Munasibadda daahfurka shirkadda ayaa waxa ka soo...

Yeelo Horumar Shakhsiyadeed oo Miyir Qab leh (Achieve Mindful Personal Growth)

0
Hargeisa– Aadamuhu waa halgan iyo hawl u joog, mihiimadduna waa in talaabadda aad qaadaysaa noqoto mid adduunyadaada iyo aakhiradaaba wax ku kordhinaysa. Haddaba asbaabaha la...

Madaxweyne Cirro oo daahfuray Shirweynaha heer qaran ee shaqo abuurka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynaha 4-aad Heer Qaran ee Loo-Shaqeeyaha iyo...

Golaha Guurtida Somaliland oo Billad-Sharaf ku maamuusay Taliyaha Ciidanka Dabdemiska

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa waxaa uu maanta Billad Sharaf Guddoonsiiyay Taliyaha Ciidanka Dab-demiska iyo Samatabixinta Somaliland Sareeye...

Madaxweynaha Somaliland oo kulamo la qaatay bulshada Gobolka Gabiley

0
Gabiley (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo isaga iyo wefti uu hoggaaminaayey oo safar shaqo kaga soo laabtay Magaalada Boorama...

Maamulaha Dahabshiil oo ka hadlay Mustaqbalka dhaqaalaha Afrika iyo Doorka-hal-abuurka ganacsiga

0
Washington (Hargeisa Press)- Maamulaha guud ee shirkadda Dahabshiil Group Cabdirashiid Ducaale, ayaa ka qeybgalay shirkii 27aad ee “𝐁𝐞𝐲𝐨𝐧𝐝 𝐁𝐨𝐫𝐝𝐞𝐫𝐬”, oo lagu qabtay 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐯𝐚𝐫𝐝...

“Dowladdu waa inay diidaa wadahadal-dambe iyadoo aan la aqoonsan qaranimada Somaliland”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Somaliland waxay muujisay awoodeeda ay ugu shaqayn karto sidii dawlad madax-banaan muddo ka badan sodon sano, ilaalinta xasiloonida, dawlad dimuqraadi ah,...

YURUB MAANKA HA FURTO OO HA ISAGA BAXDO GAASHAANBUURTA NATO

0
Siyaasiga aad loo qadariyo Kishore Maxbuubaabi ee u dhashay dalka Singapore ayaa maqaal dheer oo ku saabsan xaalka cakarin ee haddana aad u liita...