Maamulka Caalaminews.com oo Akhristayaashiisa ka Raali Galinayaa Muddo 24 saac ah oo Shaqo ka...

0
Maamulka Guud ee Shabakada Caalaminews.com Waxay ka Raali galin ka Bixinayaa 24 Saac oo Shabakadu Hawada ka Maqnaanayso iyada lagu Xidhi Doono Server Wayn...

Isku Beddelkii Madaxweyne Siilaanyo ku Sameeyey Badhasaabyada Dalka Gobolladee Ku Aflaxay? Qalinka Mawliid Aadan...

0
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), wuxu isku beddel guud ku sameeyey Guddoomiyeyaasha gobollada dalka sannadkii 2013-kii. Isku beddelkaas oo Madaxweynaha dalku ku...

Muwaadiin Ma Ogtahay Sababta Ugu Weyn Ee Dib U Dhaca Ku Keentay Doorashooyinka Wakiilada...

0
iin ma ogtahay sababta ugu weyn ee dib u dhaca ku keentay doorashooyinka wakiilada ee xaddi dhaaftay Waxa la yaab ah inaan marna laga...

Gabiley Maalinta Gudomiye Shucayb Iyo Xoghayihiisa Musuqa Ku Saaxiibay Xilka Laga Tuuro Uunbay Magaalooyinka...

0
Waxa Aan Marka Hore Salaanta Islaamka Ku Salaamayaa Dhamaan Warbaahinta Somaliland Ee Ka Qayb Qaadanaysa In Ay Baahiyaan Maqaalkaygan , Waxa Kale Oo Aan...

Wax Ka Baro Xanuunka Dilaaga Ah Ee Ebola W/Q Dr Mohamed-Culimo Yusuf Aw Cali

0
HORDHAC: Xanuunka loo yaqaano Ebola Virus disease (EVD) oo wakhtiyadii hore loo yaqaanay Ebola haemorrhagic fever waa xanuun dilaa ah oo ku dhaca dadka...

Hambalyo Aroos Wacan: Maxamed Cabdiraxmaan iyo Asma Axmed

0
Cabdiraxmaan Axmed Saleebaan, Mustafe Axmed Saleebaan Iyo Xaaskiisa, Carruurtiisa, Samsam Axmed Saleebaan iyo Saygeeda iyo Carruurteeda, Ifraax Axmed Saleebaan, Muna Axmed Saleebaan iyo Saygeeda...

Tiir Adag Oo Ka Baxay Fanka: Fanaankii Weynaa Ee Wigic & Waayihiisii Faneed Q....

0
Gelinkii dambe ee maalinnimadii Khamiiseed, taariikhduna ahayd 16/10/2014, waxaa magaalada Hargeysa ku xijaabtay isla markaana lagu aasay Fanaankii caanka ahaa Marxuum Cabdillaahi Axmed Xirsi...

“Waxaan Cambaaraynayaa Xadhiga Wariye Maxamed Yuusuf Bakayle” Hoodo Garays

0
Anigoo Magacaygu yahay Hoodo Maxamuud Nuur Hoodo Garays isla markaana ka mid ah Xubnaha firfircoon ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid waxan halkan...

Indha yar duullaanku ah khayraadka dalka Qalinka:C/naasir Guray Meecaad.

0
Dalka Somaliland ayaa ah mid Qani ku ah khayraadka Dabiiciga ah,sida ay sheegaan Khubaro ku Xeel dheer Cilmiga Macdanaha waxaa Dalkan ku Duugan Noocyada...

Khasarihii u horeeyey ee ku dhaca qurbajooga Somaliland

0
Waxa maamulka sare ee Gaandi public library maxkamada gobolka meesha waa la iibiye hadaanad iskaga tegin waad xidhantahay. Waa xukun ka yimid madaxtooyada. Dawlada mmadxweyne...