Maamulka Caalaminews.com oo Akhristayaashiisa ka Raali Galinayaa Muddo 24 saac ah oo Shaqo ka Socoto oo Shabakadu Hawada ka maqnaan Doonto.

0
1562

Maamulka Guud ee Shabakada Caalaminews.com Waxay ka Raali galin ka Bixinayaa 24 Saac oo Shabakadu Hawada ka Maqnaanayso iyada lagu Xidhi Doono Server Wayn maadaama oo Akhristaashu sii badanayaan Marba marka ka danbaysa Shabakaduna Tahay mid dhexdhexaad ah oo Bulshadu aad Xiisayso Wararka Degdega ah ee ay Soo Gudbiso.


Sidaa Darteed Maamulku waxa uu Si Xushmad leh uga Codsanayaa Bulshadii ku Xidhnayd shabakadu inay udulqaataan Muddadaa kooban ee Hawshu ka socoto, waxaananu idiin balan qaadaynaa inaanu halkii idiinka sii wadi doono Barnaamijyadii iyo Wararkii kale ee Xiisaha badnaa.


Maamulka Caalaminews.com
Caalaminews@yahoo.com

 

LEAVE A REPLY