Hambalyo Aroos: Ganacsade Maxamed Aw Siciid iyo Dhamaan masuuliyiinta Somcable Waxay Hambalyo u Dirayaan...

0
HargeisaPress  — Dhamaan masuuliyiinta Somcable oo ugu horeeyo Mohamed said geedi iyo Abdulkadir Batuun Caraale Caydiid Aaden Geedi Issa Ismail Issa, Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah...

Wax Ka Baro Dilaaliinta Hantida Qaranka Boobtay Ee Sheekh Adam Siiro Kaga Hadlo Masaajida...

0
Akhrista inaga oo ogsoon in dalkan Jamhuuriyada somalilanld maanta nin ba ninka uu ka been badan yahay, tuugsanyahay, xaaran cun badanyahay uu calnkiisu taagan...

Ogeysiis ku socda Jaalliyadda Somaliland ee UK

0
Waxa Jaalliyadda reer Somaliland ee deggen dal-weynaha UK loogu baaqayaa inay ka soo qayb galaan kulan ballaadhan oo lagu qaban doono magaalada London maalinta...

ANAGA,IDINKA IYO IYAGA!! Qalinka: Axmed Cisman Batuun

0
Aduunyada ilaahay markii uu abuuray wuxuu u qaybiyay sida ay u taalo oo ah qaab dhismeed xikmadaysan kuna salaysan nidaam ka baxsan awoodaha aadmiga,waxaan...

Ka Soo qayb Gal Barnaamijka ” MAXAY BULSHOOYINKU U KALA HORUMARAAN ? oo Uu...

0
Ogaysiis Ogaysiis Waxa La Ogaysiinayaa Dhalinyarada iyo Cidkasta oo ka qayb gali karta inay ka soo qayb galaan Barnaamij Xiiso badan oo ah aqoon iswaydaarsi uu...

SOMALILAND MAXAA BARARAY? Mohamed Hagi

0
Noocyada Sicir Barar aad bay u farabadan yihiin, waa na ay kala duwan yihiin. Waxa aan u kuur-galey Somaliland si aan wax uga oggaado...

Ugaadhsiga Saraakiisha Ciidanku Muxuu Ku Sal Leeyahay?

0
Dilalka saraakiisha ciidanka Soomalilaan ayaa noqday mid si joogto ah, u soo noqnoqonaya muddooyinkii ugu dambeeyey. Dilalka ayaa ka dhacay meelo kala duwan iyo...

BOORAMA: ASTAANTA HORUMARKA IYO AQOONTA Qakinka: Axmed Cisman Batuun

0
BOORAMA, (HargeisaPress) — Waxaa i weheliya saaxiibbo aanu isku mihnad nahay oo aanu ka wada tirsanahay wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigalinta somaliland,waa nimcaan axmed dagaal...

Filanwaa! Qaybtii 2aad Maxamed Sidiiq Dhamme

0
Markay ciyaartii aroosku dhammaatay ayaan u soo baxay debeda hoolka xafladda aroosku ka socotay, anoo doonaya inaan ku nasto ubaxa ka baxay beerta hudheelka...

Bahda Hargeisapress . Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Ibraahin Cabdilaahi Ducaale Geerida Naxdinta Leh...

0
HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin...