Ka Soo qayb Gal Barnaamijka ” MAXAY BULSHOOYINKU U KALA HORUMARAAN ? oo Uu soo jeedin doono Axmed – Kayse Cali Rooble

0
1085

Ogaysiis Ogaysiis Waxa La Ogaysiinayaa Dhalinyarada iyo Cidkasta oo ka qayb gali karta inay ka soo qayb galaan Barnaamij Xiiso badan oo ah aqoon iswaydaarsi uu ururka NAHDA soo Agaasimay.

 

 

Barnaamijkan  oo ah Aqoon is weydaarsi Ciwaan kiisu yahay ” MAXAY BULSHOOYINKU U KALA HORUMARAAN ? oo Uu inoo soo jeedin doono Axmed – Kayse Cali Rooble.

 

 

 

 

Goobtu waa Xarunta Dhalinyrada Somaliland ee SONYO  Hargeysa, 31 December,2015, Habeenka Jimcuhu soo Galayo..Wakhtigunaa waa 7:15 PM ….

 

kasoo qayb galkagu waa mihim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here