Tartanka Kubadda cagta ee dhalinyarta magaalada Hargeisa oo ka socda Garoonka Turkiga. + SAWIRRO
Hargeysa, (HargeisaPress) — Tartanka Kubadda ee dhalinyarta magaalada Hargeisa oo ka socda garoonka Turkiga. OY Logistic Vs SAhal Taxi
Ciyaar xalay ka dhacday Garoonka Turkeyga ee magaalada...
Deeqo Afro oo Raali Galin ka bixisay heestii Ay Dhawaan soo saartay
Fanaanada Deeq AFRO Oo Ka hadashey Heestii ay Soo Saartey Ee Anshaxa Xumeyd Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya.
https://youtu.be/DoogGBEBjhk
Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Maanso Kaga Dareen Celiyey Xaalada Abwaan Hadraawi
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga, Wershadaha iyo Beeraha Somaliland Md.Maxamed Shukri Jaamac ayaa maanso kaga dareen celiyey dayaca iyo daranyada laga soo tebiyey Abwaan...
Madaxweyne, Handaraabka La Sheegaa Waa Mid Ku Kooban Xafiiskaaga Qallinkii: Mowliid Aadan Cumar
Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi waxaan u soo jeedinayaa Saddex qodob oo horumar u ah Maamul-wanaagga iyo wada-shaqaynta Hay’adaha Dawladda, waxayna kala...
Tacsi Ka Timid Agaasimaha Guud Ee Baanka Dhexe Axmed Xasan Carwo Ee Marxuum Cabdilaahi...
Anigoo ku hadlaaya magaca Reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskeyga Amaal Cumar Carte, Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta Marxuum Cabdillahi Jaamac Samatar...
HAMBALYO MEHER: Idriss Mohamed Ahmed iyo Nimco Axmed Ibraahim + SAWIRRO
HARGEISA —Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress Amed-yasin sheikh Axmed,Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan...
Barnaamijka SHAQO QARAN waa Carbis waxtar u leh Wadaniyadda, Shaqada iyo Wadajirka dhalinyarada Qaranka.
HARGEISA — Shaqo Qaran waa barnaamij u gaar ah dhalinyarada kana shaqaynaya horumarintooda waxaana loola jeedaa in la tuso kartidooda iyo inay qaataan dareenka...
Maxaa lagu xusuustaa weriye Cawil Daahir Salaad?
Dabayaaqadii siddeetanmeeyadii ayuu weriye Cawil Daahir Salaad ka shaqeynayay raadiyaha dowladda ee Radio Muqdisho oo ahaa halka raadiye ee dalka jiray.
Markii uu dalka burburka...
Hargeysa: Xasan Waraabe Cade Oo Ka Soo Hor Jeestay In Hargeysa Lagu Qabto Shirka...
Wajaale, (HargeisaPress) —La-taliyaha Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Xasan Waraabe Cade ayaa ka hadley shirkii aragti wadaaga Soomaalida ee dhawaan ka dhacay dalka...
Dharaaro Xusuustood Maxamed Siciid Gees – Hargeysa
Tunka ka leefa dhiigga’iyo, ilmadda idinka tiixays,Oo haddaba ku tooga baxa, waa jannada talalaxdeedii eh Abwaan Cali Jaamac Haabiil (AUN)
Xilligii Khawaajuhu (shisheeyuhu) wax ka...