HAMBALYO MEHER: Idriss Mohamed Ahmed iyo Nimco Axmed Ibraahim + SAWIRRO

0
1450

HARGEISA —Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress Amed-yasin sheikh Axmed,Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka Idriss Moh’ed Ahmed iyo Nimco Axmed Ibraahim,  oo Maanta Meherkoodu ka dhacey Magaaladda Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu NegaadoAqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here