Miisaaniyadii 2011-kii Maxamed Xaashi diyaariyey ayaa ka wax qabad badan sagaalkii miisaaniyadood ee ka...

Miisaaniyadii u horeysay ee uu diyaariyey wasiir Maxamed Xaashi Cilmi waxay ahayd 83-milyan dollar,waxaanu ka qaaday 47 milyan, waxay ka badnayd miisaaniyadii ka horeysay...

Warbaahinta Dunida oo Ku Foogan Shimbir Dhasheeda Sigaar Siisay

Shibirtan ayaa dhasheeda siisay ama ku quudisay haashka sigaar, waxaanay dhacdadani kor u qaaday walaaca dhinaca deegaanka iyo mawjado cadho ah oo ku wajahan...

SHOWGA Habeenka Ciida Magaalada Ankara Ee Dalka Turkiga.

ANKARA— Ogaysiis dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Ankara in Habeenka Ciida ay kaga tumi doona Fanaaninta aad loo jecelyahaye ee kala ah...

Qiso Xanuun Baddan: Ciidamada Booliska Tog-Wajaale oo si Arxandaro ah u ugaraaceen haweeynay

Ciidamada Booliska Tog-Wajaale oo dhamaantood laga Soo Qaadey Saldhigii Booliska Degmadaasi iyo Isweydiinta Ka Taagan Talaabaddani Xal ma unoqoneysaa Dhacdadii Isbarkaneyd ee Dilkii Marxuumkii...

DALKASTA OO WANAAG LAGU SIFEEYO OO HORE U SOCOD IYO HORUMAR GAADHAY DADKIISA AYUUN...

Waxa aynu ognahay oo ka warqabnaa in iyada oo lagu wada nool yahay dunida guudkeeda la kala dheereeyey oo ay dalal iyo dawladona lagu...

HAMBALYO: Mustafe Cabdikariim iyo Farxiya Faarax Oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Magaladda Hargeysa +...

HARGEISA- Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Xamse Jirde, Khadar Cabdi Muuse, Mahad Kadleye, Abdirakiin...

SOMALILAND WAXA AY U BAAHAN TAHAY SHARCI IYO QORSHE AY KU WAAJAHDO WADAHADALKA SOMALIA!!

Somaliland sida taariikhda ku xusan waxa dadkeeda ku badan jibada iyo caadifada , waana sababtii dawladninadii aynu helnay 1960kii aynu jarka uga tuurnay ee...

Jaamacadda ADMAS Oo Soo Dhawayn U Samaysay Ardayda Cusub

Hargaysa (HP): Maamulka jaamacadda ADMAS ee magaaladda Hargaysa ayaa munaasibad soo dhawayn ah u qabtay ardayda cusub ee jaamacadu qaadatay sanadkan gaar ahaana kuwa...

Hoggaamintii Cigaal Waxay Ku Dhammaatay Guul-darro.!!.W/Q.Hassan Garnayl

Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, seddax jeer ayuu majaraha u qabtay Somaliland iyo Saomaali ba. Seddexdii jeer ba hoggaamintiisii siyaasaddeed...

Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Caleema-saarka Suldaan Maxamed Cabdilaahi Axmed (Sul.Maxamed Ciroole).

Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Caleema-saarka Suldaan Maxamed Cabdilaahi Axmed (Sul.Maxamed Ciroole)  oo maalmaha soo socda lagu caleeema-saari doono degmada Sabawanaag...

Latest News