SONYO galbataye dhalinyarooy toosa By: Dr Ali Sh Mohamed Abdi

0
Daladii ay ku bahoobeen dhalinyarada reer Somaliland ee sonyo Waxa halkaa geeyey xukumada oo iyadu ka dhigatay sidii wasaaarad ka mid ah wasaaradihi uu...

KULMIYE Galay KULMIYE: Qalinkii Muniir Axmed Cigaal

0
Amarka illahay Xisbigii WADDANI intii Isbahaysiga KULMIYE ku biireen, horta marka dhinaceena dhulka la dhigaayo aynu u tudhno Xisbigii WADDANI ruux hor leh iyo...

Dhamaan Asxaabta Hoos Ku Qorani Waxay Hambalyo Kal Iyo laab Ah hawada u Marinayaan...

0
Khadar Cabdi Weyd Eng CabdiMajiid  Sheekh Maxamed Ibraahim Aqoonyahan C/Qaadir Yusuf Siciid Maxamed Yusuf Muuse Khadar Cabdiqaadir Kaarshe Caaqil CabdiWali Jaamac   Caaqil Muxumed Axmed Muuse Ibraahim Axmed Muuse Mustafe Ismaaciil Axmed Eng Axmed Cabdi...

Maxaa ka Run ah weedhihi musharax Dable iyo Xifaaltankii Mayar Cidin

0
Barnaamijkan qanci dadkaaga oo ka dhacay magaalada Barbara habeenkii taarikhdu ahayd 24/05/2021 ee salaasa soo galaysay. Dooda ayaa u dhaxaysay 3 musharax oo u tartamayay...

Diyaarada Air Arabia oo xaqiijisay inay Fiisaha Imaaraadka ku Bixinayso Baasaboorka Somaliland

0
Sharjah- Shirkada Diyaaradaha ee Air Arabia ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inay fiisaha dal-ku-galka ee Imaaraadka Carabta ku bixinayso dhamaan  noocyada Baasaboorka Jamhuuriyadda...

Golaha Wakiilada Somaliland Ma Golihii Doofada Ayay Noqon, Mise Gole Wax Saxa,!!!!?

0
Xukumadu Waxay Heshiiskii Dekada Ee Shirkada Dp Word U Gudbisay Golaha Wakiilada.Golaha Wakiilada Waxan Kula Talinayaa Heshiiska Hoos U Eega Oo Khuboro La Kaashada...

Wiil 14 Jir ah Oo Laba Kalyood Taagan Yihiin Mudo Sanad Iyo Toban Bilood...

0
HargeisaPress —Wiil 14 Jir ah Oo Laba Kalyood Taagan Yihiin Mudo Sanad Iyo Toban Bilood ah Ayey Hooyadii Oo Danyar Ahi Ku Dul Dhibaateysan...

Maxay tahay Sababta Eritrea ula heshiinayso Soomaaliya ee Jabuuti ula heshiin wayday.

0
Eritrea waxa uu khilaaf dhul ka dhexeeyey iyaga iyo Itoobiya iyo iyaga iyo Jabuuti, Itoobiya way la heshiiisay Eritrea oo dhulkii ay ku haysatay...

Ged-gedoonka iyo Gabi Dhaclaynta Gudoomiyaha Xisbiga Ucid. Qaybtii Koowaad Qalinkii: Mohamed Aadan Dubad...

0
HargeisaPress — Tan iyo Waqtigii la aasaasay Xisbiga Ucid sanadkii 2001 Waxa Guddoomiye ka ahaa Eng. Faysal Cali Waraabe, Tiraba laba jeer ayuu isu...

Nidaam Doorashooyin Oo La Curtay Mudo Kordhin Isla Markaana Dadkii Ilaashan Lahaa Shurucdii Dalka...

0
(Waxaa inagu soo socota mudo kordhintii 5aad intii Madaxweyne Ahmed Siilaanyo qaranka hogaaminayey) Dalkeena dhibta ugu weyn ee haystaa waa xil gudasho la'aan ama masuuliyad...