Dariiqii Dheeraa ee loo maray Xornimada Somaliland 26 June 1960-kii

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- 25-kii May sanadkii 1960-kii, ayaa waxa booqasho ku tegay Dalka Ingiriiska Wefti uu hogaaminayo Alle ha u naxariiste Madaxweynihii hore ee...

Wasiir Kaahin: “Ma jirto cid kursiga xoog kaga qaadan karta Kulmiye”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland, ahna Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in hadii laga helo doorashada la filayo inay dalka ka...

Somaliland oo baaq u jeedisay waddamada Beesha Caalamka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxaa ay baaq culus u jeedisay waddamada beesha caalamka. Waasaaradda arrimaha dibadda Somaliland oo qoraal soo saartay, ayaa...

Qorshaha Gollaha Ammaanka ee Soomaaliya iyo arrimaha ku gedaaman

0
New York (Hargeisa Press)- Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa kulan xaasaasi ah oo loo balamay gelinkii dambe ee maanta kaga shirayay xaaladaha Soomaaliya,...

Itoobiya iyo Jabuuti oo kordhinaya xidhiidhkooda dhaqaalaha, ganacsiga iyo adeegyada dekeddaha

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Itoobiya, Taaye Askasilaase, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku gaadhay dalka Jabuuti. Wasiirka arrimaha dibedda Itoobiya, ayaa...

Wasiir Mareexaan oo boggaadiyay warbixintii Baanka Adduunka ku qiimeeyay dekedda Berbera

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa soo dhaweeyay warbixintii dhawaan Baanka Adduunku soo saaray ee...
Wasiir Kaahin oo Lagu Eedeeyay Sharci Jebin

Xukuumadda Somaliland oo u jawaabtay Madaxweynaha Soomaaliya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay si adag uga jawaabtay hadalkii maanta ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ee uu...

Maayarka Hargeysa oo furay tababar ku saabsan maareynta khataraha masiibooyinka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maayarka caasimada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa maanta furay tababar ku saabsan wadajirka maaraynta khataraha masiibooyinka iyo doorka dowladdaha hoose ee qorshaha...

Xasan Sheekh: ‘’Itoobiya waxan isku haysannaa siday Badda ku gaadhayso”

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay xiisada badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya, taas oo salka ku haysa...

Ruushka oo u digay Mareykanka, kadib weerarkii Crimea

0
Moscow (Hargeisa Press)- Kremlin-ka, ayaa Isniinta maanta ah uga digay Mareykanka “cawaaqib” waxayna u yeedhay safiirkeeda, maalin kadib markii Moscow ay sheegtay in weerar...