Wiil dhalinyaro ah oo isku dal-dalay magaalada Hargeysa
Hargeysa (Hargeisa Press)- Faah-faahin dheeraad ah, ayaa ka soo baxaysa dhacdo argagax leh oo maanta ka dhacday gudaha magaalada Hargeysa, kadib markii uu isku...
Xisbiga UCID oo munaasibad soo-dhawayna u qabtay Dalladda Han iyo Hiil
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa maanta waxaa uu xaflad balaadhan ku soo dhaweeyay Dalladda Han iyo Hiil.
Munaasibad ballaadhan ee uu xisbiga...
Wasiirka Deegaanka Somaliland oo furtay Shir lagaga hadlayay ilaalinta baddaha
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo isbeddelka cimilada Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa waxaa ay maanta magaalada Hargeysa ka furtay kulan...
Raysal Wasaaraha Itoobiya oo gaadhay dalka Suudaan
Khartoum (Hargeisa Press)- Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay Magaalada Port Suudaan ee dalka Suudaan.
Waxaana raysal wasaaraha iyo...
Diblomaasi Mareykan ah oo sheegay in heshiiska Somaliland iyo Itoobiya hirgelayo
Washington (Hargeisa Press)- Kaaliyihii hore ee xoghayaha arrimaha dibbada Mareykanka u qaabilsanaa arrimaha Afrika Tibor Nagy, ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalka diblomaasiyadeed ee ka dhanka...
Somaliland maxaa uga meel-yaala dagaalada lidiga ku ah jiritaankeeda iyo horumarkeeda?
Hargeysa (Hargeisa Press)- Laga soo bilaabo maalintii lagu dhawaaqay heshiiskii is-faham ee Jamhuuriyada Somaliland iyo Jamhuuriyada federaalka Ethiopia 01-01-2024, waxaa socda dagaalo toos ah...
Jabuuti oo tababareysa malleeshiyaad ka dhan ah Somaliland
Djibouti (Hargeisa Press)- Dowladda Jabuuti, ayaa waxaa ay wadaa qorshe ay ku abaabulayso kooxo malleeshiyaad ah, si ay u wiiqdo amniga iyo xasiloonida dalka...
Agaasimaha Arrimaha Dibedda Somaliland oo maamusey Aqoonyahan Cabdisalaan Muuse Guuleed
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Axmed Abokor Maxamed, ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay Aqoonyahan Cabdisalaan Muuse Guuleed.
Aqoonyahan Cabdisalaan...
Raysal Wasaaraha Itoobiya oo qoraal digniin ah u diray Madaxda Jabuuti
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Axmed, ayaa waxaa uu digniin culus u diray madaxda dowladda Jabuuti ee uu hoggaamiyo...
Xukuumadda Somaliland oo daadafaysey hadallo ka soo yeedhay Soomaaliya
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Rooda Jaamac Cilmi, ayaa daadifaysay hadallada iyo dacaayadaha aanay...