Wasaaradda Deegaanka oo Bilowday Qorshe Ay Kula Wareegayso Duur-joogta

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Deegaanka iyo isbabelka Cimilada Somaliland, ayaa bilawday inay la wareegto duur-joogta ku jirta gacanta bulshada, si loo ilaaliyo bad-qabka duur-joogta...

Siyaasigii Ugu Mayalka-Adkaa Garabkii Madaxweyne Biixi oo Ku Biiray Xisbiga Waddani

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Siyaasiga Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo hore u soo noqday wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, ayaa maanta ku biiray xisbiga mucaaradka ee Waddani. Maxamed...

Madaxweyne Biixi oo Ka Qaybgalay Aaska Marxuum General Axmed Xasan Muuse

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Axmed Xasan Muuse oo ka mid ahaa...

Agaasimaha Maalgashiga oo Furay Kulanka 2aad Ee Guddida Qaban-qaabada Carwada Maalgashiga

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Cabdkarim Muuse Maal ayaa furay kulankii labaad ee Gudida Qabanqaabada Carwada Maalgashiga iyo...

Weftigii Xisbiga KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyay Gobolka Sanaag

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press)-Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Maxamed Samaale, oo ay wehelinayeen masuuliyiin kale oo xisbigaasi ka...

Wasiir Koore oo Xadhiga Ka Jaray Ceel-biyood Laga Hirgeliyay Deegaanka Laalays

0
Laalays (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa xadhiga ka jaray Ceel Riig-biyood ah oo laga hirgeliyay degaanka Laalays...

Ololaha Caymiska Gaadiidka oo Laga Daah-furay Magaalada Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Fagaaraha Khayriyada ee magaalada Hargeysa, ayaa waxaa maanta si rasmiya looga daahfuray ololaha Caymiska gaadiidka dalka, kaas oo socon doona muddo...

Madaxweyne Biixi oo sheegay in dhawaan la as-aasi doono Somaliland Airlines

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay hirgalinayso shirkada diyaaradaha ee Somaliland Airlines. Madaxweynaha oo qudbad sannadeedii dastuuriga ahayd ka horjeediyay baarlamaanka,...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeerku Tegay Egal Airport Oo La Keenay Diyaarado Cusub Oo Dalku...

0
  Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku tegay Madaarka diyaaradaha ee Cigaal International Airport, Taliska Guud ee ciidanka Qaranka Somaliland...

Hay’adda Shaqaalaha oo Qabatay Shir Lagu Gorfaynayay Dhammaystirka Siyaasadda Mushahar Bixinta

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hay'adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa maanta qabatay shir lagu gorfaynayay dhammaystirka hirgelinta siyaasadda mushahar bixinta iyo qaabeynta darajooyinka shaqaalaha dowladda. Shirkan oo...