Joe Biden oo ka hadhay tartanka doorashada madaxtinimada Mareykanka

0
Washington (Hargeisa Press)- Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden, ayaa ku dhowaaqay in aanu mar kale u tartami doonin xilka madaxweynaha Mareykanka, isaga oo soo afjaray...

Itoobiya oo guulo dublamaasiyadeed ka gaadhay ilaalinta danaha qarankeeda

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya, ayaa waxaa ay guulo dublamaasiyadeed oo la taaban karo ka gaadhay ilaalinta danaha qarankeeda sannad-maaliyadeedka Itoobiya ee la...

Bandhigga caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo maalintii 2aad galay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Bandhigga caalamiga ah ee 17aad ee Buugaagta Hargeysa (Hargeisa International Book Fair), oo shalay ka furmaya magaalada Hargeysa, ayaa galay maaliintii...

Dhallinyaradii reer Somaliland ee Muqdisho ku xidhnaa oo la sii daayay

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Soomaaliya, ayaa maanta waxaa ay sii deysay Dhallinyaradii ka soo jeeday dalka Somaliland ee muddooyinkii u dambeeyey cadaalad darada ugu xidhnaa...

Culimo uu hoggaaminayo Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi oo Hargeysa soo gaadhay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa dalka ku soo dhaweeyay wefti culimo ah oo uu hoggaaminayo Sheekh...

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Xasan Sheekh ugu baaqay inuu is-casilo

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa weerar culus ku qaaday Madaxweynaha maamulkaasi Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ku eedeeyeen...

Ethiopian Airline: “Majirto Gabadh Soomaaliyeed oo diyaarada looga-dejiyay Wasiir ka-tirsan Itoobiya”

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airline, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay wararka sheegaya in gabadh Soomaaliyad ah laga dejiyay kursi...
Xukun Ku Ridday Haweenay Cayday Alle

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex oo xukuno ku riday 4 Dirawal

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, ayaa waxaa ay xukuno kala duwan ku riday 4 Darawal oo lagu eedeeyay iyagoo baabuurta wada inay muuqaal...

Trump oo ku soo laabtay ololaha doorashada, kadib isku daygii dil

0
Michigan (Hargeisa Press)- Madaxweynihi hore ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa dib ugu soo laabtay ololaha doorashada, hal todobaad kaddib markii uu ka badbaaday isku-day...

Golaha Wakiillada Somaliland oo war kasoo saaray dacwadii Xildhibaan Maxamed Abiib

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa uu war cusub ka soo saaray dacwadii xilka xayuubinta ahayd ee laga gudbiyay Xilldhibaan Maxamed Abiib Yuusuf. Xeer...