Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo sannadka cusub ee Islaamka awgeed fasax-gelisay shaqaalaha
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hay’adda shaqaalaha dowladda ee Somaliland, ayaa waxaa ay shaaca ka qaaday inay fasax gelisay dhamaan shaqaalaha dowlada maalinta berrito ah.
Bayaan uu...
Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay maxaabiista danbiyadda fudud ku xukuman
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu cafis madaxweyne u fidiyay maxaabiista danbiyadda fudud ku xukuman ee xabsiyadda dalka ku...
Bristol: Agaasimaha Cisbitaalka Hargeysa oo la kulmay aqoonyahanka Somaliland
Bristol (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan, ayaa kulan la yeeshay bulshada iyo aqoonyahanka reer Somaliland...
Faysal Cali Waraabe oo Raysal Wasaaraha Ingiriiska ugu baaqay xoojinta-xidhiidhka Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa ugu baaqay Raysal wasaaraha cusub ee UK, Keir Starmer inuu...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland muxuu ka yidhi Raysal Wasaaraha cusub ee UK?
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa bogaadiyay Raysal wasaaraha cusub ee UK Keir Starmer.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland wuxuu...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland oo baaq u jeediyay Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland Faysal Maxamuud Siciid, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad caawa lagu...
Xukuumadda Somaliland oo boggaadisey Raysal Wasaaraha cusub ee Ingiriiska
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay boggaadisey Raysal wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska oo loo doortay Keir Startmer oo ka tirsan Xisbiga...
Madaxweynaha DDS oo ku baaqay in la difaaco-heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
Jigjiga (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar, ayaa shacabka Itoobiya ugu baaqay inay soo dhaweeyaan isla markaana difaacdaan Heshiiska Is-afgarad ee...
Abiy Ahmed oo soo bandhigay sababta uu ku yimid heshiiska Somaliland
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo maanta ka qayb galay fadhiga 36-aad ee Baarlamaanka Itoobiya, ayaa ka hadlay heshiiska is...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo qaabiley wefti ka socda Ingiriiska
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa xafiiskiisa kula kulmay masuuliyiin ka socday Xafiiska Ingiriiska ee...