Madaxweyne Biixi oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Oodweyne
Oodweyne (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si ballaadhan oo aan kala hadh lahayn loogu...
Kulan dhexmaray Safaaradda Somaliland ee Ingiriiska iyo Wasaaradda Arrimaha Dibedda UK
London (Hargeisa Press)- Waxaa magaalada London ee cariga dalka boqortooyada Ingiriiska ka dhacay kulan ballaadhan oo ay soo qaban-qaabisay Safaaradda Somaliland ee UK.
Kulankan, ayaa...
Guddida diiwaangelinta oo shaaciyey inay dhammaatay muddadii isku-biirida xisbiyadda iyo ururrada
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida diiwaan-gelinta ururrada siyaasadda iyo ansixinta axsaabta Somaliland, ayaa waxaa ay shaaciyeen in ay maanta dhammaatay muddadii isku biirida ururrada iyo...
Muxuu yahay warka bishaarrada ee Shacabka Somaliland looga sheegay heshiiska Itoobiya?
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Ciise Keyd Maxamuud, ayaa ummadda reer Somaliland ugu bushaareeyay in aanay ka wer-werin wada-hadallada ay dabada ka riixayso...
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo daah-furay dhismaha aagga dhaqaalaha ee Addis Ababa
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa waxaa uu maanta daah-furay dhismaha Aagga dhaqaalaha gaarka ah ee Addis Ababa.
Munaasabadan lagu...
Madaxweynaha Somaliland oo xadhiga ka jaray mashaariic laga hirgeliyay magaalada Burco
Burco (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay oo ku sugan magaalo madaxda Gobolka Togdheer, ayaa maanta kormeer, xadhig-kajar iyo...
Jabuuti oo bedeshay mawqifkeedii heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
Djibouti (Hargeisa Press)- Wasiirka arrimaha Dibedda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa meesha ka saaray in dhexdhexaadintii Turkigu ka dhex waday Itoobiya iyo Soomaaliya, ku...
Somaliland oo ku celisay inay ka go’an tahay fulinta heshiiska Itoobiya
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay sheegtay in ay ku adkaysaneyso inay sii waddo heshiiska is-afgaradka ah ee ay la gashay dowladda...
Markab ganacsi oo lagu beegsaday biyaha badda cas
Xudayda (Hargeisa Press)- Maamulka badaha, ayaa baadhaya weeraro kala duwan oo la sheegay in lagu qaaday markab marayay biyaha badda cas, gaar ahaan, meel...
Madaxweyne Biixi oo kulan la yeeshay madaxda xisbiga Kulmiye ee Burco
Burco (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa magaalada Burco kulan gaar ah kula yeeshay madaxda xisbiga KULMIYE ee gobolka Togdheer.
Madaxda xisbiga...