Shacabka Caasimada Hargeysa Oo Ka Hadlay Heshiiska Ay Kala Saxeexdeen Dawlada Somaliland Iyo Kooxda...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Shacabka magaalada Hargeysa ayaa ka dareen celiyey sida ay u arkaan heshiiskii ay magaalada Hargeysa ku kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyo Kooxda...

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Magaalada Hargeysa Ku Qabqabtay Dhar Ciideed Dalka Lasoo Galiyey+Sababta

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Guddiga Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland oo kaashanaya ciidamada Booliska Somaliland isla markaana maalmihii u danbeeyey hawlgallo ka waday gudaha magaalooyinka...

Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Gafafka Iyo Qaladaadka Ay Ku Dhacaan Dadku Wakhtiyada Soonka...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa ka hadlay gafafka ay ku dhacaan dadku wakhtiyada Soonka lagu jiro. https://youtu.be/obceUlqI3XU

African Union Urges Restraint in Djibouti-Eritrea Border Spat

0
ADDIS ABABA (Reuters) - The African Union urged Djibouti and Eritrea to remain calm and exercise restraint on Saturday after Djibouti accused its neighbor...

Markuu Hoggaanku Asqoobo, Bulshaduna Way Wajaqdaa.

0
Muddo sideetan sannadood ah Somaliland waxa xukumayay boqortooyadii Ingiriiska. Horumarka dalka iyo in bulshada loo adeego waxa mudnaanta ka lahaa danaha boqortooyadu ka leedahay...

HAMBALYO MEHER WACAN: Muxiyadiin Yusuf Ibraahin iyo Nimco Axmed Xasan oo Maanta Meherkoodu ka...

0
HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan...

HAMBALYO MEHER: Xasan Maxamuud Tani iyo Ayaan Cilmi Kaahin + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan...

Madaxtooyada Oo Afur Loogu Sameeyey Arday Iyo Macalimiin Ka Socday Lix Jaamacadood Oo Dalka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxtooyada JSL)Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa munaasibad afur ah ku marti qaaday arday iyo macalimiin ka socday lix jaamacadood...

Arday Reer Somaliland Ah Oo Uu Imaaraadku Kasoo Caydhiyey Tartaankii Quraanka Ee Ka Socday...

0
Hargaysa, (HargeisaPress) —Wiil dhalinyaro ah oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland isla markaana uu dalka Imaaraadka Carabtu kasoo caydhiyey tartankii Quraanka Kariimka ahaa ee...

Garyaqaanka Guud Oo Ka Jawaabay Hadalka soo Yeedhay Guddoomiyaha Ururka Qareenada Oo Uu Kaga...

0
Hargaysa, (HargeisaPress) —Garyaqaanka guud ee Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdisamad Cumar Maal oo la hadlay saxaafadda ayaa yidhi "Hadalkaygu wuxuu daaran yahay in aan ka...