HAMBALYO MEHER WACAN: Muxiyadiin Yusuf Ibraahin iyo Nimco Axmed Xasan oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Magaladda Hargeysa + SAWIRRO

0
1962
HAMBALYO MEHER Muxiyadiin Yusuf Ibraahin iyo Nimco Axmed Xasan

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Muxiyadiin Yusuf Ibraahin iyo Nimco Axmed Xasan oo Meherkoodu Maanta oo Khamiis ah 15/6/2017 ka dhacay Magaladda Hargeysa Gaar Ahaan Green Plaze Hotel (Summer Time),Waxanu Boqorka iyo Boqoradda, Alle  uga baryaynaa , inuu aqal gal koodana  bash bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo, ubad kheyr qabana ilaahay  kala siiyo, Aamiin, Aam iin, Aamiin,

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here