Burco: Jilaa Sahra Warsame Oo Muslimiinta Ka Codsatay In Ay Soo Caawiyaan

0
942

Burco (Hargeisa Press.com): Jilaa Sahra Rooble Warsame, oo muddo dheer ku soo jirtay fanta Soomaalida, isla markaana kooxo kala duwan la soo shaqaysay ayaa la sheegay in xaalad caafimaad darro ay u jiifto magaaladda Burco.

Sahra Warsame, oo weriye ka tirsan Badda Cas TV uu gurigeedda ku booqday ayaa ka codsatay dadka Soomaaliyeed iyo muslimiintaba in ay soo soo caawiyaan.

Halkan Ka Daawo Sahra Oo Xaaladeedda Caafimaad Ka Hadlaysa:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here