Boorama: Madax Dhaqameed Ka Hadlay Dilkii Labadda Sarkaal

0
1022

Boorama (Hargeisa Press.com): Xubno ka mida madax dhaqameedka gobolka Awdal ayaa si adag uga hadlay dilkii dhawaan gobolka Sool loogu gaystay laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamadda dawladda, kuwaasoo ka soo jeeday gobolka Awdal.

Madax dhaqameedkan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Boorama, ayaa xukuumadda ugu baaqay in ay si deg deg ah gacanta ugu soo dhigto kooxdii dilkaas ka danbaysay.

Sidoo kale waxay ka tacsiyadeeyeen  eheladda, qaraabadda iyo ciidamadii ay ka baxeen labadaas sarkaal in ALLE Samir iyo iimaan ka siiyo.

Halkan Ka Daawo Shirkii Jaraa’id Ee Madax Dhaqameedka:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here