Somaliland: Imtixaanka Shahaadiga ah Oo Guud ahaanba Dalka Ka Furmay

0
647

Hargaysa (HP): Waxaa saaka guud ahaanba dalka Somaliland oo dhan si rasmi ah uga furmay imtixaanka shahaadiga ah ee fasaladda 4aad ee sare, iyo 8aad ee hoose dhexe.
Waxaana imtixaanka si rasmi ah u shaaciyey wasiirka waxbarashada Somaliland iyo guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Somaliland.

Hargeisa Press.ckm/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here