Taliyaha Ciidamadda Milateriga Somaliland Oo Warbixin Ka Hor Jeediyay Golaha Wakiiladda

0
682

Hargaysa (HP): Taliyaha ciidamadda qaranka Somaliland Sareeya Gaas Nuux Ismaaciil Taani, oo ay wehelinayeen wasiirka gaashaandhiga iyo xeer ilaaliyaha ciidamadda qaranka ayaa maanta warbixin ka hor jeediyay golaha Wakiiladda.
Waxaanay fadhigaasi xildhibaanadu kadib markii uu warbixinta jeediyay su’aalo ku waydiiyeen taliyaha ciidamadda qaranka iyo wasiirka gaashaandhiga iyo masuuliyiintii kale ee la socday.

DAAWO: Nuxurka warbixintii Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid:

Nuxurka khudbadii Xeer Ilaaliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here