Dagaal Dhexmaray Xildhibaano Kawada Tirsan Golaha Guurtida Somaliland

0
1132

Hargeisa (Hargeisa Press)- Laba Xildhibaan oo kawada tirsan golaha Guurtida Somaliland, ayaa waxaa ay maanta ku dhex dagaalameen fadhi maanta golaha Guurtidu yeeshay oo ay ku falaanqaynayeen xeerka Ismaamulka Goboladda iyo Degmooyinka oo golaha Wakiiladdu u soo gudbiyay.

Hoos ka daawo muuqaalka dagaalka Xildhibaanada

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here