Xildhibaan Waabeeye: “Kulmiye Wuxuu Ka Xanaaqi Jiray [Amniga Ilaaliya]”

0
739

Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo ka hadlayay arimaha nabad geliyada, ayaa waxa uu sheegay in Xisbiga Kulmiye uu ka xanaaqi jiray “Amniga Ilaaliya”.

Xildhibaan Waabeeye oo hadal ka jeediyay madal kulmisay Siyaasiyiinta dalka ayaa ka waramay erayo badan oo uu ka xanaaqi jiray Xisbiga Kulmiye.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here