Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo Xustay Maalinta Macalimiinta Adduunka

0
638

Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaarada waxbarshada iyo Sayniska Somaliland ayaa waxa ay maanta magaalada Hargeysa ku qabatay munaasibad ay ku xusayso maalinta Macalimiinta Adduunka.


Munaasibadan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka wasaarada Waxbarshada, Wasiirka shaqo gelinta iyo Arrimaha Bulshada, Saraakiil ka socota Hay”addaha ay wadashaqaynta leeyihiin Wasaarada Waxbarshada, Macalimiin iyo marti sharaf kale.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here