Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ka Dhawaajiyey In Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE Ay Ka Qaadi Doonaan Talaabo Adag Iyo Xisbiyada Oo Ka Jawaabay

0
1100

Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday inay talaabo adag ka qaadi doonaan xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE kadib markii ay jabiyeen xeerkii anshaxa ee ay ku heshiiyeen waa siday sheegeen guddiguye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here