HAMBALYO MEHER: Maxamed Cabdiraxmaan Jibriil iyo Kaltuun Axmed Muxumed+ SAWIRRO

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan...
video

Warbixinaha Xiisadda Khaliijka 20 June (Xoolihii Noolaa ee Qatar oo Daaqii Loo diiday)

HargeisaPress —Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qadan doona xiisada siyaasadeed ee u dhexaysa dalalka Carabta qaarkood iyo Wadanka Qatar. https://youtu.be/hBQRPZwCLN4 HargeisaPress News Desk — Hargeisa info@hargeisapress.com

Hambalyo Meher: Sacad Sh. Muuse iyo Niciima Muumin + SAWIRRO

HargeisaPress — Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Gudoomiyaha HargeisaPress Ahmedyasin sh cumar ahmed, Naasir Aadab nawaa Mohamed cadi sheekh Mustafe abdirahman Happy...
video

Shacabka Caasimada Hargeysa Oo Ka Hadlay Heshiiska Ay Kala Saxeexdeen Dawlada Somaliland Iyo Kooxda...

Hargeysa (HargeisaPress) —Shacabka magaalada Hargeysa ayaa ka dareen celiyey sida ay u arkaan heshiiskii ay magaalada Hargeysa ku kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyo Kooxda...

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Magaalada Hargeysa Ku Qabqabtay Dhar Ciideed Dalka Lasoo Galiyey+Sababta

Hargeysa (HargeisaPress) —Guddiga Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland oo kaashanaya ciidamada Booliska Somaliland isla markaana maalmihii u danbeeyey hawlgallo ka waday gudaha magaalooyinka...

HAMBALYO MEHER: Xasan Maxamuud Tani iyo Ayaan Cilmi Kaahin + SAWIRRO

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan...
video

Dallada SONYO Oo Daawo, Gaadiid Ambulance Iyo Shaqaale Ku Wareejisay Maamulka Gobolka Togdheer

Burco, (HargeisaPress) — Dallada Dhalinyarada Heer Qaran ee SONYO iyo ururada xubnaha ka ee Gobolka Togdheer ayaa ku wareejisay maamulka gobolka togdheer dawooyin, 8...
video

Agaasimaha Guud Ee Ciyaaraha Somaliland Oo Magacaabay Gudida Hagi Doonta Ciyaaraha Bisha Ramadaan.

Hargeysa, (HargeisaPress) — Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa maanta ku dhawaaqay Gudi hagi doonta...

Hambalyo Meher Wacan : Abshir Cabdi Cumar Maxamed iyo Nimco Cali Cismaan Oo Meherkoodu...

Hambalyo Meher Wacan : Abshir Cabdi Cumar Maxamed iyo Nimco Cali Cismaan Oo Meherkoodu ka dhacay kaah Hotel Hargeisa . https://youtu.be/XzvSl-oFl7A

Aqbali Mayno In Mushaharkii Shaqaalaha La Waayo Iyadoo Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Gabiley Noo...

Gabiley,(HargeisaPress) — Xildhibaan Cabdicasiis Cabdilaahi Ismail oo Shir Jaraaid ku qabtay Gabiley ayaa ku tilmaamay Kharashka ku baxa soo dhawaynta Murashaxa Madaxwaynaha Xisbiga Kulmiye...

Latest News