Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Jidh Dil Ay Budhcad Hubaysani U Gaysteen Xalay Xoghayaha Cadaaladda Xisbiga WADDANI

0
1126

Hargeysa, (HargeisaPress) —Garabka dhalinyarada xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay jidh dil ay budhcad hubaysani xalay u gaysteen xoghayihii cadaaladda xisbiga WADDANI.

Sidoo kalena waxa uu is barbar dhig ku sameeyey labadii shirwayne ee ay kala qabsadeen garabada dhalinyarada xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here