Xildhibaan Ka Hadlay Shaqaaqo Dad Ku Dhinteen Oo Selel Ka Dhacday

0
731

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin, oo ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka hadlay shaqaaqo ka dhacday gobolka Selel oo uu hal qof ku geeriyooday kuwo kale-na ku dhaawacmeen.

Waxaanu sheegay xildhibaanku in siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta ka soo jeedda degaankaasi ay xukuumadu ka hor istaagtay in ay ka qayb qaataan xalinteedda.

Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin, oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargaysa, waxa kaloo uu tilmaamay in hore heshiis looga gaadhay muranka dhuleed ee dhimashadda sababay ee degaankaasi.

Halkan ka Daawo Xildhibaanka Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here