Xildhibaan Iid Xasan Cabdi oo shacaka reer gabiley ugu baaqay in ay qaataan kaadhka cod bixinta

0
1643

Gabilay, (HargeisaPress) —Xildhibaan Iid Xasan Cabdi oo ka mid ah xildhibaannada Golaha Degaanka Degmada Gabilay, ayaa shacaka reer gabiley ugu baaqay in ay qaataan kaadhka cod bixinta ee dhawaan ka bilaami doona Gobolka Gabiley.

HargeisaPress News Desk — Hargeisa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here